2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isimada Puntland oo Shir Uga Furmay Garowe Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland waxaa maalintii labaad ka socda shirka isimada iyo dhaqanka, waxaana shirkaan looga hadlayaa sidii loo xalin lahaa arrimaha khilaafka ee ka taagan ismariwaaga doorashadda.
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda oo ka Warbixiyay Marxallada Hannaanka Dayn Cafiska Dalka Xilli ay wali taagantahay hadal-haynta marxallada uu marayo hannaanka dayn cafiska dalka ee ay garwadeenka ka yihiin Hay’adaha Maaliyadda Caalamka (IFs) oo isugu jira Bangiga Aduunka (WB) iyo Hay’adda Lacagta Aduunka (IMF).
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Daadad Qasaaro Wata oo Magaalada Beledweyne Ku Rogmaday Roobab xoogan oo ka da’ay gudaha iyo daafaha Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sababay in guryahooda ay ka barakacaan qoysas farabadan oo daganaa Xaafadaha Kooshin iyo Xaawa-Taako.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo Fulisay Dilal Qisaas ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay xukun toogasho ah waxaa ay ku fulisay saddex xubnood oo ka kala tirsanaa ciidanka Daraawiishta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo xoogga dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macali Fiqi iyo hoggaamiyaha SSC-Khaatumo mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda shaacinta Wadatashiyadii xukuumadda Soomaaliya iyo SSC-Khaatumo.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mullaxan Xasan Sabriye Afrax oo Muqdisho Ku Geeriyooday iyo Dowladda oo Ka Tacsiyeysay Allah unaxariisyee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Mullaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareed) isaga oo ka mid ahaa hobollada Waaberi kaas oo ku geeriyooday muxamiisytayaashii ugu magaca dheeraa gudaha Soomalaiya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Xudur, Xilli Siweyn Loogu Soo Dhoweeyay + Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Xudur ee gobolka Bakool, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Sweden Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Joacim Waern.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxweyne Laftagreen iyo Wafdi Ballaaran oo Lagu Soo Dhoweeyay Xudur +Sawirro Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool,
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Xudur Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo gaaray magalada Xudur.