1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cadaaladda XFS oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta Ee Ciraaq Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka golaha cadaaladda ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmay magaalada Baqdaad.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Muqdisho Booliiska Soomalaiya ayaa ka warbixiyay faahfaahinta qarax ka dhacay meel aan ka fogeyn taallada Xaawa Taako, waxaana qoraal koobay oo kasoo baxay laamaha amniga lagu sheegay in weerarkaas uu sababay Geerida hal ruux iyo dhaawac afar kale.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimihii Warbaahinta Somali Cable Tv oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa caawa qarax ka geystay maqaayadda Blue Skay oo ku talla meel aan ka fogeyn Taallada Xaawa Taako, goobta ayaa sidoo kale ah Koontrool laga hubiyo Madaxtooyada.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Dalka Kusoo Dhoweeyay Ciidan Ka Yimid Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka socoto dib u soo celinta Ciidamadeenna tababarka ugu maqnaa dalka Ereteriya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Hey’adaha Dowladda Ugu Baaqay Iney Xoogga Saaraan Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyey shirka khibrad & aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa Ka Run ah Heshiiska Masar, Maraykan iyo Israa’iil Ee Ku Saabsan Xabbad-joojin iyo gelinta Gargaarka Qasa? Maraykanka, Israa’iil iyo Masar ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin ka dhacda koonfurta Marinka Qaza, si gargaar loo gaadhsiiyo dadka ay dhibaatadu saamaysay, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah Ku Ridday Nin Hooyadii Ku Dilay Kismaayo Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8aad ee sannadkaan Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 11-kii bishii 6-aad Magaaladaas ku dilay hooyadiis lagu magacaabi jiray Xaliimo Maxamed Cumar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo Ogolaatay Furista Marinka Rafax Si Gargaarka Banii’adannimo Ee Qasa u Maro Antony Blinken Xoghayaha Arrimaha Debedda Maraykanka ayaa Axaddii sheegay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xuduudda Gaza, kaas oo ay maamusho Masar, si looga gudbiyo gargaar u socda magaalada Qasa.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgallo Ka Bilaabay Bariga Galgaduud Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo xoogan ka billaabay degaanka Burujeed oo hoostaga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib weerarkii qaraxyada ku billaawday oo shalay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Reer Galbeedka oo Ka Walaacsan in Iran Ku Soo Biirto Dagaalka Marinka Qasa Ka Socda Xilli xiisadda ka dhalatay weerarka Iseal ee Qasa ay sii kordheyso ayaa waxaa soo baxaya walaac reer Galbeedka iyo Mareykanka ay ka qabaan in dowladda Iran ay kusoo biirto dagaalka, iyadoo ciidanka dalkaas heegan buuxa la galiyay.