2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Israel iyo Xamas oo Yeeshay Waji Cusub iyo Madaafiic Lagu Garacay Israel Dagaalka u dhaxeeyay xoogga Xamaas ee reer Falastiin iyo ciidanka Israel ayaa waxaa uu yeeshay waji cusub, kadib markii madaafiic lagu garaacay Waqoogiga Israel mas’uuliyadeeda uu sheegtay ururka Islaamiga Xisbullah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Khasaare Dhaliyay oo Ku Dhuftay Afghanistan, Xilli Maxico Laga Dareemayo Dhulgariir cabirkiisa lagu sheegay 6.3 ayaa ku dhuftay Afghanistan, kaas oo ku dhuftay 15 Tuulo oo ku taalla Koonfurta. Tirada dhimashada dhulgariirka ayaa hadda gaartay ugu yaraan 320.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Difaaca Mareykanka oo War Kasoo Saaray Weerarka Lagu Qaaday Israel Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa war kasoo saaray weerarrada Israa’iil ee ay Falastiiniyiintu ku qaadeen, kuwaas oo sababay khasaare kale duwan.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Ugu Baaqay Shacabka in Aysan Dhayalsan Khataraha Laga Digayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha la xiriira roobabka iyo fataahadda
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ururka Xamaas oo 5000 oo Gantaal Ku Ridday Israel iyo Jahwareer Ka Taagan Marinka Qaza ee dhulka reer Falastiin ayaa waxaa ka socada dagaal xooggan oo u dhaxeeya kooxda Islaamiga ah Xamaas iyo Milatariga Israel, waxaana dagaalku uu sababay khasaare kale duwan
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweeney Ku Xukuman 12 oo Xabsi ah oo Ku Guuleysatay Nobel Peace Prize Sanadka 2023 Narges Mohammadi oo u dhalatay dalka Iran dhowaana xabsiga la dhigay, taas oo u ololaysa xuquuqda aadanaha ayaa ku guulaysatay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize 2023.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed oo u Diyaar Garoobeysa Howlgal iyo Ciidan Tababar Loosoo Xiray Deegaannada maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu wadaa in dhowaan laga bilaabo howlgal ka dhan ah Al-shabaab.
2 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha SSC oo Soo Gaaray Muqdisho iyo Kulamo Gaar uu La Leeyahay RW Xamse Hoggaamiyaha Maamulka Khaatuma ee SSC Cabdulqaadir Axmed Firdhiye ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho waxaa uu kulamo kale duwan la qaadan doonaa Madaxda ugu Sare ysa ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiyada Soomaaliya oo Walaac Laga Qabo, Xilli Wabiga Shabeelle uu Ku Fatahay Jowhar Xilli dhowaan digniino xooggan laga soo saaray fatahaadaha iyo daadad ka dhalan kara duufaanta El nino ayaa waxaa soo baxaya cabsi laga qabo fatahaadaha laga ay sameyn karaan wabiyada Shabeelle iyo Jubba ee mara Soomaaliya.