2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda NISA oo Faahfaahin Ka Bixisay Xarigga Sufyaan Shiikh Axmed(Taakeeye) Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigtay nin lagu magacaabo Sufyaan Sheekh Axmed, oo ku magic dheer{Taakeeye }.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Addis Ababa uga Qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka 18-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative).
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Soomaaliya Maka Guulaysan Kartaa Shabaab Iyada oo aan Helin Xulufo, Kuna Jirta Chapter VII? Muddo sanad ah ayay dowladda Soomaaliya kaligeed ku jirtaa dagaal ka dhan ah kooxda Shabaab oo muddo 20 sano ah dhaqaale iyo hub uruursi ku jirtay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo Isaga Labadiisa Caruur Lagu Oogayo Dacwad Xayiraad Dhaqaale ah Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla magaalada New York Isniintii, ayaa wajahaya xaalado kale oo adag,
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Maraykanka oo Howlgallo Duqeyn ah Ka Fuliyay Jubbada Dhexe Wararka naga soo gaarayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegay in habeenimadii xalay Duqeymo laga fuliyey degmada Bu’aale.
12 daqiiqo Sheeko:Aragti Dastuurka, Sharuucda iyo Kala Dhantaalnaanta Sharciyadeed ee Dowladnimada Soomaaliya Soomaaliya oo ah dal ka soo kabanaya collaado oo aan la heyn dastuur ay dadweynaha u codeeyeen ayaa waxay ku jirtaa dadaal ay ku dhameystirayso dastuurka si afti dadweyne loogu qaado.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Canada iyo Hindiya oo Xiisadoodu Gaartay Meel Halis ah iyo Doorka Maraykanka Tan iyo markii Canada ay sheegtay in wakiilo ka tirsan dowladda India ay kaalin ku lahayaeen dilka hoggaamiye Siikh oo ka dhacay ciidda Canada
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagreen oo Safar Ku Gaaray Dhuusamareeb iyo Kulamo Ka Socda Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Labada Heer oo Ka Furmaya Baydhaba Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, Waxbarashada Dowladda Sucuudiga oo Soomaaliya Ka Taageereysa Hormarinta Waxbarashada Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Hiddaha iyo dhaqanka Amiir Bandar bin Cabdulcasiis.