1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Kenya oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Laabtay Sharciga Bannaanbaxyada Sababay Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhaawaqay inuu ka laabtay Sharcigii Maaliyada ee Banaanbaxyada rabshada wata sababay, isaga oo sheegay inuu u tanaasulay Shacabka Kenya oo xilligaan la daalo dhacaya sicir barar.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada AU-IBAR iyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DFS oo Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Cuntada iyo Calafka Xoolaha Ku Qabtay Naivasha Madax qaybta cuntada iyo calafka xoolaha ee qasaaradda Xaanada Xoolaha Dr. Mowlid Abdullahi Dahir ayaa ka warbixiyey kulanka iyo sababaha loo qabtay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Garoowe Ka Dajiyay Eedeysane Gacanta Lagu Dhigay Isagoo Baxsad ah Taliska ciidanka booliska Soomaliyeed ayaa magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad gobolleedka Puntland ka dejiyey eedeysane maalin ka hor laga soo qabtay gudaha dalka Kenya.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxuu Yahay Heshiiska Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC ay Gaareen? Waxa maanta magaalada Viena ee dalka Austria heshiis kula saxiixday Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige heshiiskaas.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Akhriso: Qodobada ay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Cusub ee Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay danjiraha cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Richard H. Riley.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Maanta Ubax Dhigay Taallada Dhagaxtuur Munaasabadda 26-ka June Awgeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo halyeeyadii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Maxaa Ka Taqaanaa Suugaanta u Gaarka ah Munaasabadda 26-ka June? Maanta waxay ku beegantay 26-ka juun oo ah kolkii ay Soomaalidu ka hoos baxeen labadii gumeysi ee amminta dheer silcinaayay midkood, islamarkaana Calan gobanimo astaan u ah laga taagay goob geyiga Soomaaliyeed kamida.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidanka Xoogga Dalka oo Weerar Ku Qaaday Fariisin ay Leeyihiin Shabaab Ciidanka xoogga dalka ayaa saakay weerar ku qaaday deegaanka Baraag Sheekh Cabdullahi, oo u dhaxeeysa Ceeldheer iyo Cowswayne. Deegaankaan 36 KM u jira Ceeldheer ayaa waxaa joogay kooxda Al Shabaab.
3 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Soomaaliya oo Laga Xusay 26-ka June, Akhriso Taariikhda Maalintaas Waxaa Soomaaliya laga xusay 64 guurada xornimada gobollada waqooyi ee 26-ka June 1960-kii markaas oo calnka Soomaaliyeed markii ugu horeysay laga tagaay gayiga Soomaalidu degto, xilli ay aheyd dharaar siweyn loogu farxay 1960-kii.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Mareykanka oo Ka Walaacsan Saameynta Kooxaha Xagjirka ah ee Kusii Kordhaya Afrika Kooxaha xagjirka ah ee rabshadaha wata ee la xiriira al-Qaida ayaa ku sii kordhaya baaxadda iyo saamaynta guud ahaan Afrika, taasoo kor u qaadaysa welwelka ah inay horumariyaan xeeladahooda, waxay weerari karaan.