1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Sirweynaha Qaxootiga oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Sadad Alio ayaa soo xiray Shirwaynaha Qaran ee Dib-u-eegista Hirgalinta Ballanqaadyadii Dowladda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Ruushka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa “Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) Wuxuu Xambaarsan Yahay Rajo Cusub iyo Hiigsi Fog” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) tusaale u yahay hannaanka cusub ee ay qaadday Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Spain, Norway, iyo Ireland oo Sirasmi ah Maanta u Aqoonsaday Dowladnimada Fastiin Dalalka Spain, Norway, iyo Ireland ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowladda Falastiin, ayagoo caalamka intiisa kale ugu baaqay inay tillaabo taas lamida qaadaan, arrintaan ayaa muddooyinkii dambe aheyd mid siweyn loo hadalhayay.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda Carabta Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda Carabta oo lagu qabanayo magaalada New Qaahira ee dalka Masar.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wabiga Shabeelle oo Fatahaad Hor Leh Ka Sameeyay Baladweyne iyo Cabsi Laga Qabo Saameyntiisa Webiga Shabeelle ayaa xalay ku fatahay qeybo kamid ah xaafadaha bari ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib roobab xooggan oo saacadihii la soo dhaafay halkaas ka da’ayay qeybo kamid ah gobolka Hiiraan.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Booliiska Mascuud Garweyne oo Dhowaan u Gafay Garsoorka Dalka Ciidanka booliiska gobolka banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmadda waabari ayaa soo xiray eedeysane mascuud cabdullaahi afrax(garweyne).
2 daqiiqo Sheeko:War Nin Lagu Eedeeyay Inuu Basaas u Ahaa Hong Kong oo Meydkiisa Laga Helay Gudaha London Nin ay booliiska dalka Britain horey ugu eedeeyeen in uu u basaasayay sirdoonka Hong Kong, ayaa meydkiisa laga helay beer ku taal duleedka magaalada London.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Wasiirka Beeraha oo Xalinta Cabashada Ganacsatada Qudaarta u Tagay Koontaroollada Amniga Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka jawaabayay cabashada Ganacsatada Qudaarta ayaa saaka kormeer ku tagay aargada degmada Deyniile.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Hakisay Qeybinta Cuntooyinka Gargaarka ah ee Marinka Rafax Qaramada Midoobay ayaa ku dhowaaqday iney hakisay qaybinta cuntada gargaarka ah ee magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Qaza, iyada oo ay ugu wacan tahay, saadka oo gababaabsi ah iyo xaaladdaha amni darrada.