1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sharaxay Sababta Dowladda Soomaaliya u Xireyso Xafiiska UNSOM Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ujeedka ugu weyn ee warqadaha kasoo baxay dowladda ee ku socda Xafiiska UNSOM uu ahaa in dowladda Soomaaliya
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Maanta Hiiraan Lagu Doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta lagu caano shubay deegaanka Dahara.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxda Dowlad Goleedyada Qaarkood oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Kulan La Qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Almuwallad.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA SARE EE DALKA Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Soo Gabagabeeyay Shir Muqdisho Ka Socday Maalmahaan Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo xiray shir muhiim ah oo maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday masuuliyiin ka kala socda dowladda Soomaaliya iyo dowlad gobolleedyada xubnaha ka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulan La Yeeshay Hey’adda UN- Habitate Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guriyeenta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cali Dhaay oo ay wehlineyso Agaasimaha waaxda iibka iyo maamulka Qandaraasyada.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgallo Ka Dhan Shabaab oo Ka Bilowday Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ka dhan kooxda Al Shabaab ka wadda degaano iyo degmooyinka ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe ee maamulka Hirshabeelle.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Vladimir Putin oo Ku Dhawaaqay Inuu Bedelayo Mid Kamid ah Saaxibadii Ugu Dhawaa Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa lagu wadaa inuu beddelo wasiirka gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin-ka ku dhawaaqay.
2 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Ka Qeybgalay Kulan Tabarucaad Loogu Uruurinayay Hirgelinta Xarun Lagu Xanaaneeyo Gabdhaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan dhiiragelin ah iyo Deeq uruurin isugu jirta Kafaalad qaad iyo Tabarucaad u sameeyay Caruurta.
1 daqiiqo Sheeko:War Internetka oo Dalalka Afrika Saacado Ka Maqnaa iyo Mar kale oo Laga Cabsi Qabo in uu Hawada Ka Baxo Galitaanka Internetka ee wadamo badan oo Bariga Afrika ah ayaa hakad galay maalintii Axadda sababo la xiriira fiilooyinka badda hoostooda oo burburay, sida laga soo xigtay mareegaha la socda xogta Internerka.