2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyey musharraxiinta doorashada ku-celiska ah ee Galmudug Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyey liiska musharraxiinta ururrada siyaasadeed ee ka qaybgalaya doorashada ku-celiska ah ee isku-sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, War Wafdi uu hoggaaminayo murashaxa madaxweynaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo Gaaray Guriceel Wafdi uu hoggaaminayo murashaxa hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo ay ku jiraaj mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka iyo Wasaaradda Haweenka oo ka wada hadlay qoondada haweenka Guddiga Madax-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta xarunta dhexe ee Guddiga kulan kula yeeshay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Marwo Khadiija Al-Makhsuumi, iyo masuuliyiin sare oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga doorashooyinka oo magacaabay Madaxa Xafiiska Guddiga ee Galmudug Muqdisho, Sebteembar 15, 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magacaabay Madaxa Xafiiska Guddiga ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga ayaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadlay Ka Reebista Ururka Towfiiq Doorashada Ku-celiska ah ee Galmudug Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdifataax Faysal Xuseen, ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta Ururka Towfiiq, oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir, looga reebay doorashada ku-celiska ah ee ka socota Dowlad Goboleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Ururka JSP oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in Cali Guudlaawe uu yahay Murasharaxooda Hoggaanka Hirshabeelle Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan siyaasadeed oo lagu shaaciyay musharraxa uu ururku sheegay inuu u meteli doono tartanka doorashada hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Dalka, War Kulan Caawa Dhuusamareeb Ku Dhexmaray Musharraxa Xisbiga JSP Liibaan Axmed Xasan iyo Haweenka Caasimadda Galmudug DHUUSAMAREEB (Goobjoog News) — Musharraxa u tartamaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug , Liibaan Axmed Xasan, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug kulan ballaaran kula yeeshay qaybaha kala duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga doorashooyinka oo Shaaciyay Jadwalka Cusub ee Doorashooyinka Isku-sidkan ee Hirshabeelle Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u soo saaray jadwalka cusub ee doorashooyinka isku-sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle. Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada Ku-celiska Ah ee Galmudug Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada ku-celiska ah ee isku-sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-Goboleedka Galmudug. Warkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay degmooyinka doorashooyinka Hirshabeelle Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEBC) ayaa shaaciyay degmooyinka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ee lagu qabanayo doorashooyinka isku-sidka ah ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Hirshabeelle. Guddigu wuxuu sheegay in…