1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u Fariisatay Dhageysiga Dacwad La Xiriirta Anshax Darro Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u farriisatay dhagaysiga gal dacwadeed la xariira dhaqan xumada baraha bulshada lagu baahiyo oo loo haysto wiil dhallinyaro ah.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Ku Dhawaaqday Go’aanka Dacwal La Xiriirta Musuqmaasuq Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday maanta xukunka loo heysto dhowr eedeysane oo loo heystay Musuq maasuq. Dadkaan ayaa kala tirsanaa hay’addaha kala ah. Socdaalka, Wasaaradda Maaliyadda.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Ku Dhawaaqay Xukunka Sayid Cali Macalin Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saartay kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Xukunka Eedeysane Sayid Cali Macalin Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saareysaa kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Fadhigii Ugu Dambeeyey Maanta Ka Yeelanaysa Kiiska Eedeysane Sayid Cali Fadhigii ugu dambeeyey ayay Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir maanta ka yeelan doontaa Kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo nolosha ku gubay xaaskiisa.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Shirkadda Automative Management Service oo Maxkamadda Gobolka Looga Yeeray, Kadib Dacwad Laga Soo Gudbiyay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Shirkadda Automative Management Service ka dalbatay inay muddo bil ah gudeheed ku hor timaado, ayadoo sheegtay inuu dacwad kasoo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamada Racfaanka oo Maanta Markale u Fadhiisan Doonta Kiiska Eedeysane Sayid Cali Maxkamada racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale u fadhiisan doontaa Kiiska loo heysto Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu nolosha ku gubay xaaskiisii AUN Luul Cabdicasiis.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR 30 Garsoore oo Kusoo Baxay Imtixaan Furan oo 2000 Ka Qeybgashay oo Muqdisho Lgu Dhaariyay Munaasibad lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa waxa si rasmi ah looggu dhaariyey 30 Garsoore oo dhawaan ku soo baxay tartan furan oo loo qabtay in ka badan 2000 oo tartameyaal ah.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Shaacisay in Dambi Lagu Waayay Taliye Cabdifitaax Bashiir Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa shaacisay wax dambi ah lagu waayay taliyihii ciidanka Booliiska garoonka Aadan Cadde Gaashaanle Dhexe Cabdifitaax Bashiir Cali, kaas oo warqad soo qabasho ah loo jaray 24-kii bishaan.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Taliyaha Booliiska Garoonka Aadan Cadde oo Maxkamadda Gobolka Looga Yeeray Taliyaha Booliska Garoonka Aadan Cadde Cabdifataax Bashiir Cali ayaa looga yeeray maxkamada Gobolka Banaadir, waxaana lagu eedayay inuu Dhisma sharci daro ah ka wado dhul ku yaalla aagga Garoonka Adan Cadde.