2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Golaha Ammaanka oo Ku Guuleystay Meelmarinta Xabadjoojin Ka Dhaqangasha Qaza iyo Mareykanka oo Ka Aamusay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyey qaraar cusub oo dalbanaya xabbad-joojin degdeg ah oo ka hirgasha marinka Qaza, inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadan, taas oo haatan maraysa kala badh.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Soomaaliya Ku Bogaadisay Ilaalinta Xuquuqda Caruurta iyo Kahortagga Askareyntooda Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobey oo Ka Hadashay Dhacdadii Lagu Laayay Falastiiniyiin Gargaardoon Ahaa Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in baarayaal ka socda ay gaareen Isbitaalka Al-Shifa ee Waqooyiga magaalada Gaza, kadib markii halkaas la dhigay boqolaal reer Falastiin ah oo dhaawac ah, kuwaas oo ay waxyeello.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Muxay Ka Wahadleen Ra’iisulwasare Ku-xigeenka Dalka iyo Ku- xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay? Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobey: Waa in la Ixtiraamo Qarannimada Soomaaliya Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay Addis Ababa iyo Muqdisho inay furaan wada hadal ay ku xalinayaan murankooda ku saabsan heshiiska badda ee Itoobiya ay la…