2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Sheegay Inaan Israel iyo Xamaas Laga Aqbaleyn Fashilinta Heshiiska Xabadjoojinta Qaza Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa la kulmayey hoggaamiyeyaasha Israa’iil isaga oo riixaya heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, xilli sheegay in waqtigii heshiiska la gaaray.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Foolkaano Ka Qaraxday Indonesia oo Lagu La’yahay 15 Ruux, Halka Gurmad uu Socdo Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku naf waayeen, halka kumanaan kun oo kale laga daad gureeyay foolkaano ka qaraxday jasiiradda Ruang oo ka tirsan gobolka Sulawesi ee dalka Indonesia.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 27 Falastiiniyiin ah oo Lagu Dilay Rafax , Xilli Maanta Qaahira Israel iyo Xamaas ay Ku Shirayaan Ugu yaraan 27 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay oo ay ku jiraan caruur iyo haween badan weerarro habeenimo ah oo Israa’iil ay ku qaaday marinkaRafah, Saraakiisha Xamaas ayaa lagu wadaa in ay u safraan caasimadda Masar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruusha oo Xabsiga Dhigtay Laba Wariye oo Lagu Eedeeyay Arrimo Xagjirnimo Laba wariye oo Ruush ah ayaa loo xiray eedaymo la xariira xagjirnimo, waxayna wajahayaan eedaymo ah inay u shaqaynayeen koox uu aasaasay siyaasiga mucaaradka Ruushka Alexey Navalny, waxaana lagu eedeeyay arrimo dhowr ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ukraine Ku Caawinaya Nidaamka Difaaca Hawada ee Patrio Maraykanka ayaa sheegay in uu Ukraine siin doono nidaamka gantaalaha difaaca hawada ee Patriot, taas oo qayb ka ah $6 billion oo gargaar dheeri ah, kaas oo lagu caawinayo dowladda xilligaan dagaalka kula jirta Ruushka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Filibin oo Beenisay Hadal Kasoo Baxay Shiinaha Dawladda Filibiin ayaa beenisay hadal dhowaan ka soo yeeray Shiinaha oo ahaa in labada dal ay heshiis ka gaareen khilaafkii dhinaca badda ahaa ee ka taagnaa Badda Koonfurta Shiinaha, waxanay sheegashadaas ku tilmaantay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu Yaraan 10 Qof oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Barazil Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay ka dib markii uu dab ka kacay huteel ku yaalla magaalada Porto Alegre ee koonfurta dalka Brazil, sida ay saraakiisha dab damisku sheegeen.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xutiyiinta Yamen oo Weerar Ku Qaaday Maraakiib Mareykanka iyo Israel ay Leeyihiin Xuutiyiinta Yemen ayaa weerar ku qaaday saddex markab oo xamuul ah iyo markab dagaal oo Mareykanku leeyahay, waxayna tillaabadaa qaadeen muddo laba toddobaad gudohooda sida ay sheegtay kooxdan gacan saarka la leh iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska UK oo Xabsiga Dhiga Sedex Ruux oo Lagu Eedeeyay Dilka 5 ruux oo Tahriib ah Booliska UK ayaa xabsiga u taxaabay saddex qof oo lagu eedeeyay inay shan qof ku dileen dalkaas.xz, Dadka la diley ayaa qeyb ka ahaa 112 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Falastiin oo Soo Dhoweysay Tallaabada Dowladda Jameyka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Falastiin ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dowladda jameyka ugu aqoonsatay dowlad madax-bannaan, dalalka kale ee caalamkana ugu baaqday inay tallaabadaa.