1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Iran oo Shaacisay Iney Adkeyneyso Ammaanka Goobaha Nukliyeerka Lagu Sameeyo Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in xarumeheeda Nukliyeerku ay ammaan yihiin, islamarkaana ay si adag uga jawaabi doonto weerar kasta oo Israa’iil iyo xulufadeeda kaga yimaada .
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 5 Sarkaal oo Ku Geeriyootay Burburka Hilikobter Kenyaan ah Ciidamada Qalabka Sida ee Kenya(KDF), ayaa shaaciyay in Hilokobter ay saarnaayeen 12 Qof ay ku burburtay Sindar galbeedka Kenya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Cunaqabateyn Kusoo Rogaya Iran, Kadib Weerarkii Israel Lagu Qaaday Midowga yurub ayaa ku dhawaaqay inay wadaan qorshe cusub oo ay dalka Iiraan ku saarayaan cuna-qabataynno hor leh, taasoo falcelin u ah weerarkii 13-kii bishan ay ku qaadday Israa’iil, kaas oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha laheyn.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sucuudiga oo Si Adag Uga Hadashay Xasuuqa Lagu Hayo Reer Qaza Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan ayaa sheegay in dunidu ay si weyn u buunbuunisay dilka 7 ruux oo samafalayaal ah, kuwasoo lagu dilay Gaza, iyadoo la iska indha tiray in ka badan 33,000
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Turkiga oo Sheegtay Iney Hub Ka Iibin Doonin Israel Kadib Weerarkii Iran Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inaan dalkiisu hub ka iibin doonin, islamarkaana aanu oggolaan doonin in wax qalab ah laga iibiyo Israa’iil, kadib weerarkii lagu qaaday Israel ee Iran kaga yimid .
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Britain oo Shegtay in Xiisadda Bariga Dhexe Cidna Dan Ugu Jirin, Kuna Baaqay Isxakameyn Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in xiisadda bariga dhexe ka aloosan aaan cidna dani ugu jirin, ayna gobolka horseedi doonto amni darro iyo qulqulatooyin baaxad leh, isagoo ku baaqay in laga gaabsado.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Macluul Baahsan oo Laga Cabsiqabo Iney Ku Dhufato Qaza iyo Digniino Laga Soo Saarayo Hay’adaha caalamigaa ayaa ka digaya macaluul baahsan oo ka dilaacday marinka qasa, taasoo ka dhalatay dagaalka halkaa ka socda, iyo duqeymaha joogtada ah ee Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Toorey Loo Adeegsaday oo Ka Dhacay Australia iyo Booliiska oo Qabtay Dambiilaha Booliiska dalka Australia ayaa sheegay in weerarka mindida ah lagu qaaday kaniisad ku taal magaalada Sidni (Sydney), kaas oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan afar qof oo uu ku jiro hoggaamiyaha kiniisaddu.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Israel oo Ku Dhawaaqay Iney Jawaab Aargudasho ah Ka Bixinayaan Weerarkii Iran Xilli Iran ay ka digtay tallaabo ay qaaddo Israel ayaa u muuqata inay Tal Aviv go’aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka mida taageerayaasheeda gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Australia oo Toogasho Ku Dilay Nin Weerar Ku Qaaday Suuq Ku Yaallo Caasimadda Sydney Booliiska Australia ayaa sheegay in ay toogteen nin weerar toorrey loo adeegsaday ku qaaday lix qof oo ku sugnaa suuq weyn oo ku yaalla magaalada Sydney. Ninka ayaa Sabtida maanta ah lagu dilay xeebta Bondi.