1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Laba Diyaaradood oo Nuuca Dagaalka ah oo Ku Burburay Badweynta Baasifiga Laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah (helicopter) ah oo ay leeyihiin ciidamada badda Japan, ayna saarnaayeen 8 kamid ah shaqaalaha markab dagaal oo ay japan leedahay ayaa ku burburay badweynta Baasifiga.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Qorsheynsa in Canaqabateyn Lagu Soo Rogo General Xamdan Daqalla Guddiga Xiriirka Dibadda ee Aqalka Wakiilada iyo Senate-ka Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxweyne Biden inuu go’aan ka gaaro in cunaqabateyn lagu soo rogo Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo Dalalka Reer Galbeedka Ku Eedeeyay Taageerada Israel Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa Sabtidii sheegay in gumaysiga Israa’iil ee dhulka falastiiniyiinta iyo taageerada aan shuruudu ku xirnayn ee reer galbeedku u fidiyaan ay tahay mid ka mid ah sababaha.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruushka oo Ukraine Ku Eedeeysay Iney Weerar Kusoo Qaaday Ruushka ayaa ku dhawaaqay in dhowr gobol oo ka tirsan dalkiisa laguu soo qaaday weerar loo adeegsaday in ka badan 50 diyaaradood oo aan duuliye lahayn, taasoo keentay dhimasho iyo dab ka kacay dhismayaal la deggan yahay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Turkiga iyo Masar oo Ka Wadahadlaya Xiisadda Bariga Dhexe Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Masar Sameh Shoukry ayaa booqan doona magaalada Istanbul ee dalkaTurkiga, isagoo la kulmi doona dhiggiisa Hakan Fidan oo ay ka wadahadli doonaan arrimo badan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qiimaha Shidaalka Caalamka oo Kordhay Kadib Weerarkii Iran Ku Qaaday Israel Qiimaha Shidaalka ee caalamka ayaa kor u kacay in ka badan 4% kadib weerarkii ay Israa’iil ku qaaday maamulka Israa’iil, taas oo keentay cabsi dunidu ay ka muujisay, Iran ayaa qeyb ka ah dalalka soo saarah Shidaalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Iran oo Shaacisay Iney Adkeyneyso Ammaanka Goobaha Nukliyeerka Lagu Sameeyo Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in xarumeheeda Nukliyeerku ay ammaan yihiin, islamarkaana ay si adag uga jawaabi doonto weerar kasta oo Israa’iil iyo xulufadeeda kaga yimaada .
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 5 Sarkaal oo Ku Geeriyootay Burburka Hilikobter Kenyaan ah Ciidamada Qalabka Sida ee Kenya(KDF), ayaa shaaciyay in Hilokobter ay saarnaayeen 12 Qof ay ku burburtay Sindar galbeedka Kenya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Cunaqabateyn Kusoo Rogaya Iran, Kadib Weerarkii Israel Lagu Qaaday Midowga yurub ayaa ku dhawaaqay inay wadaan qorshe cusub oo ay dalka Iiraan ku saarayaan cuna-qabataynno hor leh, taasoo falcelin u ah weerarkii 13-kii bishan ay ku qaadday Israa’iil, kaas oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha laheyn.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sucuudiga oo Si Adag Uga Hadashay Xasuuqa Lagu Hayo Reer Qaza Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan ayaa sheegay in dunidu ay si weyn u buunbuunisay dilka 7 ruux oo samafalayaal ah, kuwasoo lagu dilay Gaza, iyadoo la iska indha tiray in ka badan 33,000