1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Shir Guddoomiyay Kulan Golaha Wasiirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardargelinta qorsheyaasha hortebinta u leh Xukuumadda ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Madaale oo Mashruuc Indho Fiiqis ah Ka Daahfuray Degmada Yaaqshiid Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah furay mashruuc indha fiiqis ah oo ay ka faaiideysanayaan 100 ruux.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Hoostaga Degmada Mahadaay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgallo aniga xaqiijin ah waxaa ay ka wadaan deegaanka Ciid Ciidka oo hoostaga magaalada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe.
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed, oo Maanta ay Ku Beegan Tahay Maalintiisa Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 80 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed,
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridday Rag Dil Hore u Geystay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday laba eedeysane, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay dil u geysteen marxuum lagu magacaabi jiray Marxuum Yusuf Cabdi oo ganacsade ahaa.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Jubbalanad oo Lagu Soo Bandhigay Rag Ku Eedeysan Hanti-Dowlo Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug iyo Mas’uuliyiin Difaaca oo Kormeeray Fariisimaha Ciidanka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta Al cadaala iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray rugaha Ciidanka ee koonfurta gobolka Mudug.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Safar Ku Maraya Deegaanno Dhaca Mudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safarro ku maraya deegaanno dhaca Koonfurta gobolka Mudug, kuwaas oo dhowaan laga saaray Al-shabaab
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Shir Guddoomiyed Shirka 70-aad EMRO 2023 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda ferderaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aden ayaa shir gudoominayay kalfadhigii 70-aad ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.