1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Brazil oo Safiirkeedii Israel Kala Baxday, Xilli Si Adag ay Cambaareysay Xusuuqa Qaza Madaxweynaha Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa kala baxay safiirkii dalkiisa u joogay Israa’iil ka dib bilo ay xurguf u dhaxeysay labada dhinac,taas oo ka dhalatay dagaalka Israa’iil ay ka waddo marinka Qaza.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Pope Francis oo Raaligelin Ka Bixiyay Hadal uu Hore Uga Sheegay Kooxda LGPT Lagu Magacaabo Pope Francis oo hoggaamiyaha Madaahibta Kaatooligga ayaa raali-gelin ka bixiyay hadal uu horay u yiri oo ku saabsanaa kooxda loo yaqaanno LGBT ka dib markii lagu eedeeyay inay ku jiraan erayo uu ku liidayo kooxda kooxdaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Dayax Gacmeed Waxbasaasa Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in isku daygeedii ahaa in ay gantaal ku riddo dayax gacmeedka wax basaasa uu guuldarraystay ka dib markii milatariga Kuuriyada Koonfureed uu sheegay in ay soo rideen gantaal aan la aqoonsan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Lagu Qaaday Gobolka Niger oo Lagu Dilay Tobannaan Ruux, Halka 160 Kale Lagu Qabafaashay Kdib weerar koox Islaami ah ay ku qaaday dalka Nigeria ee dhaca Galbeed Afrika ayaa sababay in toban qof lagu dilo ugu yaraan 160 kalana lagu afduubtay tuulo ku taalla gobolka Niger ee bartamaha Nigeria.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaan Falastiin oo Shaaciyay iney Kordhi Doonaan Dalalka Reer Yurub ee Aqoonsaya Dowladnimadooda Ra’iisul wasaaraha Falastiin ayaa sheegay in dalalka reer yurub ee aqoonsanaya dowladnimadoodu ay dhowaan aad u kordhi doonaan, islamarkaana taasi ay tahay wadada keliya ee xal nabadeed lagu heli karo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo Weerar Gantaalo ah Ku Garaacday Caasimadda Israel ee Tel Aviv Xamaas ayaa sheegtay in ay gantaalo ku garaacday magaalada Tel Aviv, taasoo keentay in markii ugu horreysay muddo dhaer bilood ah seeriga digniinaha laga yeeriyo caasimadda yuhuudda.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u Fadhiya Soomaaliya Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo la kulmay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Mike Nithavrianakis.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ku Eedeysan Dhac Ciidanka boliiska gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Garasbaaleey ayaa maanta soo xiray labo eedeysane oo lagu kala magacaabo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Israel oo weeraray Nablus, Beytlaxam iyo magaalooyinka kale ee daanta galbeed Ciidamada Israa’iil ayaa dhowr qof oo falastiiniyiin ah ku xiray howlgalo ay ka fuliyeen guud ahaan Daanta Galbeed ee la haysto xalay , sida Nablus, Bethlehem, Jenin iyo Yatta, oo ku yaalla koonfurta Hebron.
2 daqiiqo Sheeko:War Booliska Hirshabeelle oo Loo Tababaray Baaritaanka Faraha iyo Dambiyada Adag Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa loo soo gaba gabeeyay tababar socday muddo shan cisho ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo cadeymaha uruurinta.