1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Golaha Wasiirada Israa’iil oo u Codeeyay Xiritaanka Howlaha Telefishinka Al Jazeera Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu golihiisa wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay in la xiro howlaha Al Jazeera ee Israa’iil, sida lagu sheegay bayaan ay dowladdu soo saartay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 26 Jir Lagu Soo Oogay 30,000 oo Dacwadood oo Lagu Xukumay Lix sano Xabsi ah Aleksanteri Kivimäki, oo ah hacker ama jabsade Internet ka ah ayaa lagu soo oogay in ka badan 30,000 oo dacwadood oo ah isku day baad ka dib markii uu jabsaday mid ka mid ah xarumaha cilmi nafsiga ee ku yaalla dalka Finland.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Lagu Laayay Qaraxyo Ka Dhacay Gongo, Xilli Dadka Lagu Dilay Caruur ay Ku Jiraan Ugu yaraan 12 qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhintay qaraxyo mataano ah oo lagu weeraray laba xero oo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah, kuwaa oo ku yaalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo,
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo lagu eedeeyay in Xabsi ay Ku Dhex Dishay Dhaqtar Falastiini ah oo Muddo Xirnaa Dhaqtar Falastiini ah ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla Israa’iil kadib in ka badan afar bilood oo uu xirnaa, sida ay sheegeen ururada maxaabiista Falastiiniyiinta. Dr Adnan Al-Bursh, oo 50 jir ah, waxa uu ahaa madaxa lafaha cusbitaalka al-Shifa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saddex Dhallinyaro oo Loo Xiray Dilka Nin Kasoo Horjeeday Dowladda Hindiya Saddex muwaadin oo u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu xiray dalka Canada, waxaana lagu soo oogay dacwado la xariira dilka hoggaamiyaha gooni-u-goosadka gobolka Sikh ee dalka Hindiya, kaasoo dhaliyay khilaaf diblomasiyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Britain oo Bilowday Musaafurinta Dadka Magangalyo Doonka, Kadib Sharcigii Soo Baxay Dowladda Britain ayaa billowday howl-galo xiriir ah oo lagu xirxirayo muhaajiriinta si loogu diyaariyo in loo masaafiriyo dalka Rwanda, taasoo qeyb ka ah siyaasadda socdaalka ee Ra’iisul Wasaare Rishi Sunak.
2 daqiiqo Sheeko:War Maxaa Lagu Xaliyay Dacwaddii Fanaaniinta Caan ah ay Ka Gudbiyeen Shirkadda TikTok? TikTok oo xal u heshay dacwad ay kusoo oogeen fanaaniinta dunida ugu caansan Shirkadda TikTok ayaa malaayiin heeso ah ku soo celin doonta masraxa ka dib markii ay xalisay khilaaf kala dhexeeyay Kooxda Muusigga.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Mareykanka iyo Ruushka oo Sigtay Iney Ku Dagaalamaan Galbeedka Afrika Ciidan ka tirsan militariga Ruushka ayaa galay saldhig ay leeyihiin ciidamada cirka ee Niger oo ay ku sugnaayeen ciidamo Mareykan ah, sida uu wakaalada wararka ee Reuters u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan gaashaandhigga Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kazakhstan oo Martigelineysa Wadaxaajood u Dhexeeya Dalalka Azebaijan iyoArmenia Madaxweynaha dalka Kazakhstan, Kassym-Gomert Tokayev ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu marti-gelin doono wada xaajoodka nabadeed oo u dhexeeya Azerbaijan iyo Armenia, kaasoo lagu qaban doono magaalada Almaty.
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu Ku Saabsanaa Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee Golaha Wasiirradu ay Meelmariyeen? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga