2 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Hay’adda NISA oo Kormeeray Qaar Kamid ah Baraha Laga Hubiyo Amniga Caasimadda Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa kormeer qiimayn ah waxaa uu ku tagay qaar kamid ah goobaha lagu hubiyo Gaadiidka iyo Dadka la socda.
1 daqiiqo Sheeko:War Askar Ka Tirsan Ciidanka Booliiska oo Tababar Loogu Soo Xiray Muqdisho Sii-hayaha Wasiirka Amniga Gudaha, ahna Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta tababar.
1 daqiiqo Sheeko:War Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Difaaca iyo Siihayaha Safiirka Dowladda Mareykanka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Muqdisho kula kulmay sii-hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya mudane Shane L. Dixon.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxweyne Erdogan” Aniga ahaan, Tani waa tii iigu Dambeysay Awoodda Sharcigu I siinayo” Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo ka hadlaya doorashada dawladaha hoose ee la qaban doono dabayaaqada bishaan Maarso ayaa shaaca ka qaaday ineysan talada ugu jirin inuu dib isugu sharaxo.
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Cadaaladda oo Muqdisho Uga Qeybgalay Madal Looga Hadlayay Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS, Xasan Macalin Maxamuud ayaa xalay Muqdisho uga qeyb galay Madal aqoon is weydaarsi ah oo si qota dheer looga hadlay “Heshiiska iskaashiga dhaqaalaha iyo Difaaca.
1 daqiiqo Sheeko:War Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta Soomaaliya Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Mas’uuliyiin Ka Socday Wasaaradda Difaaca Turkiga oo Kulan La Qaatay Wasiirka Diica Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo Ka Wadahadlay Iskaadhiga Arrimaha Difaaca Wasiir ku xigenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qadar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiru dowlaha wasaaradda.
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Ciidanka Ammaanka oo Gacanta Ku Dhigay Shakhsiyaad Nabaddoon Ku Dishay Deyniile Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay rag ka tirsan Shabaab oo dilay Cabdi Xasan Muxidiin oo caan ka ahaa degmada Deyniile.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar: Israel iyo Xamaas oo Wadaxaajoog U Furmay iyo Mareykanka oo Xabadjoojin Kashaqeynaya Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa dib uga furmay wada-xaajoodyo u dhaxeeya Israa’il iyo Xamaas si loo gaaro xabbad-joojin ka dhaqan gasha magaalada Gaza, loona soo daayana la heystayaasha, sida laga soo xigtay.