Dad Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Kenya Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in shan qof lagu dilay weerar ka dhacay gobolka magaalo-xeebeedka Lamu oo ku dhow xadka Soomaaliya, kana tirsan gobolka Xeebta, Waxay sheegeen in afar ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Taliska Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Xilka Lagu Wareejiyey Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore…
1 daqiiqo Ciidamada Xoogsatada Ruushka oo Ka Horyimid Putin iyo Afgambi Laga Cabsi Qabo Hogaamiyaha maleeshiyada xoogstada ah ee dalka Ruushka ee lagu magacaabo Wagner ayaa wacad ku maray in uu afgebin doono hoggaanka milatariga Ruushka ee uu hoggaamiyo Vladimir Putin, saacado uun ka…
2 daqiiqo Meydadka Ganacsato u Dalxiistagtay Markakii Tiktanik oo Soo Caariyay Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa Khamiistii sheegay inay dhinteen dhammaan shantii qof ee saarnaa, gujis yar oo badda quusa, kaas oo illaa haatan aan la ogayn meel uu jaan…
2 daqiiqo 64 jir Soomaali ah oo Canada Loogu Maxkamadeynayo Dilka 55jir Soomaali ah Waxaa isasoo taraya wararka ku aadan nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, dilka oo dhacay fiidnimadii Isniinta ayaa Booliisku sheegay in lagu dilay Maxamed Siciid…
2 daqiiqo Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Xoghayaha Difaaca Mareykanka? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin, iyaga oo ka…
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Dadaal Ugu Jira Sidii Cunaqabateynta Hubka Looga Qaadi Lahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Giriiga Maxkamad Lasoo Taagay Masaari Loo Heysta Dilka 79 Tahriibayaal ah Sagaal qof oo u dhashay dalka Masar ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla dalka Giriiga, iyada oo lagu soo oogay dacwado ku saabsan, ka ganacsiga bini’aadanka ama arrimaha la…
1 daqiiqo Dowladaha IGAD oo Walaac Ka Muujinaya Nolosha 55 Million oo African ah Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee in ka badan 55 milyan oo qof…
2 daqiiqo Dowladda Mareykanka oo Ka Hashay Mowqifka Ukrine Ee Ku Biirista NATO Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Sabtidii sheegay inaanu maamulkiisu “fududayn doonin” jidka ay Ukraine ugu biirayso, isbahaysiga NATO, isaga oo xusay in dalkaasi looga baahan yahay inuu maro, hannaanka…