Dowladda Slovenia oo Ku Dhawaaqday Aqoonsigeeda Dowladnimada Falastiin Dowladda Slovenia ayaa ansixisay go’aan ay ku aqoonsanayso dal madax-bannaan oo Falastiiniyiintu ay leeyihiin, sida uu sheegay ra’iisul wasaare Robert Golob, taasoo ka dhigaysa dalkii afaraad oo tillaabadaa. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Spain oo Maanta Sirasmi ah u Aqoonsatay Dowladnimada Falastiin Golaha wasiirada dowladda Spain ayaa cod aqlabiyadda ah ku ansixiyay aqoonsiga rasmiga ah ee dowladd falastiin wasiirada, sida uu ku dhawaaqay afhayeen u hadlay dowladda, kadib kulankii golaha wasiirrada ay yeeshen.
2 daqiiqo Dalal Kamid ah Yurub oo Maanta Sirasmi ah Dowlad Uga Aqoonsanaya Falastiin iyo Buuqa Ka Dhashay Ireland, Norway iyo Spain oo kamid ah dalalka reer Yurub ayaa maanta si rasmi ah u aqoonsan doona dowladda Falastiin, kulan la filayo inuu ka dhaco magaalada Geneva ee dalka Switzerland, waxaana lagu wadaa in ay sidoo kale.
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Si KMG ah u Joojisay Bixinta Baasaboorka Shaqaallaha Dowladda Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka.
2 daqiiqo Dhimashada Ka Dhalatay Dhul Go’a Dalka Papua New Guinea oo Korortay iyo Musiibo Ka Taagan Ilaa 2,000 oo qof ayaa laga cabsi qabaa in ay ku aasan yihiin dhul go’a todobaadkii hore ka dhacay Papua New Guinea, sida laga soo xigtay Xarunta Musiibooyinka Qaranka ee dalka, iyadoo dadkii badbaaday ay ka sheekeeyeen dhacdooyin.
2 daqiiqo Ugu Yaraan 24 Qof oo ay Ku Jiraan 9 Caruun ah oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Gujarat India Ugu yaraan 24 qof oo ay ku jiraan caruur badan ayaa ku dhintay dab ka kacay goob madadaalo oo ku taalla gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda, dabka ayaa geystay khasaare xooggan.
2 daqiiqo Spain, Norway, iyo Ireland oo Sirasmi ah Maanta u Aqoonsaday Dowladnimada Fastiin Dalalka Spain, Norway, iyo Ireland ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowladda Falastiin, ayagoo caalamka intiisa kale ugu baaqay inay tillaabo taas lamida qaadaan, arrintaan ayaa muddooyinkii dambe aheyd mid siweyn loo hadalhayay.
2 daqiiqo Waa Kuma Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ee Ku Dhintay Shilka Diyaaradeed Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa dhintay ka dib markii diyaarad helicopter ah oo ay la socdeen isaga iyo mas’uuliyiin kale ay ku burburtay dhul buuraley ah iyo kaymo ah oo ku yaalla dalkaasi iyadoo cimilo xumo ay jirto.
1 daqiiqo Xujeyda Soomaaliyeed oo Bilaabay Gudashada Acmaasha Xajka, Iyagoo Booqanaya Goobaha Barakeysan Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah goobaha barakeysan ee Magaalada Madiina Al Munawara, wasaaradda Awqaafta ayaa sanadkaan siweyn uga shaqeysay.
2 daqiiqo Nin Qoyskiisa 26 Sano Ka Hor ay Maleeyeen Inuu Geeriyooday oo Dib Looga Helay Algeria Nin u dhashay dalka Aljeeriya oo la waayay 1998-dii intii lagu jiray dagaalladii sokeeye ee dalkaas ayaa 26 sano ka dib isagoo nool laga helay qol qoyskiisa deriskooda ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiintu.