2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Ebola oo ku sii Fidaya meelo Cusub oo ka tirsan Bariga Congo Cudurka halista ah ee Ebola ayaa gaaray laba aag caafimaad oo cusub oo ku yaalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), iyadoo tirada guud ee goobaha uu cudurku saameeyay ay gaartay 60 aag.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 7 qof oo ku Geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay Kenya Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga Kenya, kadib markii helicopter dalxiis ah uu ku burburay deegaanka Samburu County, iyadoo dhammaan dadkii saarnaa ay dhinteen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo Mareykanka ku eedeysay argagixisanimo dhaqaale Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan ayaa si adag uga hadlay siyaasadda dhaqaale ee Mareykanka, isagoo ku eedeeyay Washington inay waddo tallaabooyin uu ku tilmaamay argagixiso dhaqaale, kuwaas oo sida uu sheegay khatar ku ah dhaqaalaha caalamka iyo madaxbannaanida dalalka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Aqsa Nawaz, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca iyo amniga ee labada dal.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, War Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay toddobo safiir oo cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga toddobo safiir oo cusub oo dalalkooda u soo magacaabeen Soomaaliya, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo dalalka caalamka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweeney 84 jir ah oo si mucjiso ah looga badbaadiyay burburka dhul gariir saddex maalmood ka hor ka dhacay Indonesia Haweeney 84 jir ah oo curyaan ah ayaa si mucjiso ah nolol loogu helay iyadoo ku hoos jirta burburka gurigeeda, saddex maalmood kaddib dhulgariir xooggan oo ku dhuftay jasiiradda Flores iyo deegaannada ku dhow.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha 7-aad ee Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Beijing uga qeyb galay furitaanka rasmiga ah ee Shirweynaha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Lubnaan oo Suuriya u gacan geliyay Jeneraal hore oo ka tirsanaa ciidankii Bashaar Al-Asad Dowladda Lubnaan ayaa mas’uuliyiinta Suuriya ku wareejisay Jeneraal hore oo sare uga tirsanaa ciidankii dowladdii Bashaar Al-Asad, kaas oo wajahaya eedeymo la xiriira dil, jirdil iyo dambiyo kale oo culus.
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho oo laga xusayo 15 sano guuradii ka soo wareegtay markii uu dib u xoogaystay xariika Soomaaliya iyo Turkigu ? Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo dib u curashadii xariirka istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga oo hadda jirsaday 15 sano oo xiriir iyo iskaashi diblomaasiyadeed oo qoto dheer ah ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, saraakiil iyo diblomaasiyiin ka socday dowladda Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay deegaanka Fidow Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA), iyadoo taageero ka heleysa saaxiibbo caalami ah, ayaa sheegtay inay howlgal qorshaysan ka fulisay deegaanka Fidow ee gobolka Shabeellaha Dhexe.