Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud, isagoo qeyb ka ah safar uu ku marayo deegaanada Galmudug, kaas oo diiradda lagu saarayo xaaladaha amniga, xasilloonida iyo nolosha bulshada