Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Axaddii Muqdisho kula kulmay safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Cabdullaahi bin Saalim Al-Nucaymi, iyadoo labada dhinac ay dib u eegeen xidhiidhka iskaashi ee Soomaaliya iyo Qatar