2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay inuu doonayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul Mareykanku leeyahay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul ka tirsan Mareykanka, wuxuuna hadalkiisu noqday mid sii kordhin kara xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran xilli dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil ay kula jiraan Iiraan uu weli socdo.
3 daqiiqo Sheeko:War Shiinaha oo ciidamo cusub u soo diray Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya Dowladda Shiinaha ayaa Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya u soo dirtay cutubkeedii 49-aad ee ciidamada badda, taas oo qeyb ka ah howlgalka joogtada ah ee Beijing ay ka waddo sugidda amniga maraakiibta ganacsiga iyo la dagaallanka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey Baarlamaanka, kana hadlay horumarka Soomaaliya iyo mas’uuliyadda hortaalla Golaha Shacabka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad sharaf ah oo lagu maamuusay xildhibaannada iyo hoggaanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:War Pakistan oo dalbatay in la sii daayo badmaaxiinta dalkaas u dhashay oo lagu haysto Soomaaliya Dowladda Pakistan ayaa dalbatay in la xoojiyo dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu doonayo in xorriyaddooda lagu soo celiyo 10 badmaaxiin Pakistani ah oo muddo bilo ah lagu haysto Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo lagu eedeeyay weerarro lagu qaaday laba markab oo uu leeyahay Imaaraadku Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag u cambaareysay Iiraan, kaddib markii ay sheegtay in laba markab oo xiriir la leh shirkadda qaranka shidaalka ee Abu Dhabi, ADNOC, oo la weeraray xilli ay marayeen Marin-biyoodka Hormuz
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo qorshaynaysa maalgelin dhan 35 Milyan oo Dollar ah si loo kobciyo dhoofinta sisinta iyo kalluunka Dowladda Soomaaliya ayaa qorshaynaysa in dalka lagu soo jiito ugu yaraan 35 milyan oo dollar oo maalgelin cusub ah oo lagu horumarinayo wax-soo-saarka, farsamaynta iyo dhoofinta sisinta iyo kalluunka, iyadoo tallaabadan qayb ka tahay qorshe qaran oo shan sano ah oo ku saabsan kobcinta ganacsiga iyo wax-soo-saarka dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duqeymaha Mareykanka ee Yemen oo sababay dhimashada 153 qof Qiimeyn ay samaysay Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka fuliyeen Yemen sannadkii 2025 ay sababeen dhimashada 153 qof oo rayid ah, halka 243 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya Howlgal ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo taageero ka helaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay howlgal ka fuliyay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay war ay soo saartay NISA.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Qorrax-madoobaad buuxa oo Yurub qaybo ka mid ah mugdi geliyay Malaayiin qof ayaa Arbacadii u soo baxay inay daawadaan dhacdo naadir ah oo cirka ah, kaddib markii qorrax-madoobaad buuxa uu daboolay qaybo ka mid ah Yurub, maalintiina isu beddeshay mugdi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 15 qof oo ku geeriyooday doon rakaab oo ku degtay Harada Kariba ee Zimbabwe Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay, halka 27 qof oo kale weli la la’yahay, kadib markii doon rakaab oo buux-dhaaf ah ay ku rogmatay Harada Kariba ee dalka Zimbabwe.