1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada oo ay Wehlinyaan Mas’uuliyiin Ka Tirsan Akadeemiyada Cilmiga iyo Suudaanta Kulan La Qaaday Mas’uuliyiin Ka Socotay Sucuudiga Agaasimaha tacliinta sare ee Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu weheliyo guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan iyo Mas’uuliyiin ka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Safiirka Dowladda Turkiga oo Ka Wadahadlay Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Danjire Alper Aktaş.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Cilmi-baaris Lagu Ogaaday in Nibirigu ay Ku Wadahadlaan Xuruur Lamida Codadka Bani’aanka Saynis yahano baranaya nibiriyada shahwadooda ayaa ogaaday in ay ku wada xiriiraan nooc ka mid ah xuruufta dhawaaqa”, taas oo u sahlaysa in ay dhistaan wax u dhigma erayada iyo oraahyada ay dadku ku wada hadlaan.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan Nairobi Kula Qaatay Guddiga Doorashooyinka Kenya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya, ayaa diiradda lagu saaray.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda XFS “𝟐𝟕 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐨𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐨𝐨 K𝐨𝐫𝐚𝐫 𝐚𝐡 A𝐲𝐮𝐮 S𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 D𝐚𝐤𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟒-𝐭𝐢𝐢 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐞𝐞 L𝐚𝐬𝐨𝐨 D𝐡𝐚𝐚𝐟𝐚𝐲” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo maanta shir jaar’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda dalka iyo horumarka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Muqdisho oo Lagu Qabtay Bandhig Buug Aan Hore Loogu Arag Nuuciisa “Haystaha-Qatan” Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka lagu qabtay bandhig buug oo xiiso iyo Xamaasad gaar ah leh, islamarkaana kulmiyay madax, qareenno, qoraayaal, iyo dad caan ah oo bulshada dhexdeeda caan ka ah.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Akhriso: Shuruuc Diyaarsan oo Taageeraya in aan Dib loogu Noqon Teendhada Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Cabdi Barre ayaa todobaadkan sheegay in doorashada qaran ee soo socota aan dib loogu noqon doonin teendhada, xukuumaddiisuna ay ka shaqeyneyso arrinkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daahfuray Shirka Wadatashiga Howlgalinta Aqoonsiga Qara nee Nira Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali ayaa furay Kulanka wadatashiga Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ee Dib-u-eegista Qorshaha Hawlgelinta
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo Cambaareysay Duulaanka Rafah ee Israel, Kuna Baaqday Faragelinta Caalami ah Wasaaradda arrimaha dibadda Qatar ayaa ku boorisay beesha caalamka in ay ka hortagaan weerarka Israa’iil ay ku hayso Rafah, halkaas uu ka bilowday duulaan ay qaaday Israel sida ay wararku sheegayaan.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasaaradda Difaaca Soomaaliya Afhayeen Cusub Loo Magacaabay oo Bedelaya Caanood Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si loo dardargaliyo hawlgalada dib u xoreynta iyo dadaalada socda ee dalka lagaga ciribtirayo Shabaab waxa uu X/le Abuukar Maxamed.