1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Weerarka Marinka Rafax Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa uga digay Israa’iil cawaaqibka xun ee ka dhalan kara fal kasta oo militeri oo ka dhaca Marinka Rafah, halkaas oo ah marinka kaliya ay maraan gargaarka bani’aadannimo.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoominaya Kulan Laba Geesood ah oo u Dhaxeeya Soonaaliya iyo Kenya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoggaaminaaya kulano labo geesood ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo ka soconaaya Magaalada Nairobi.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madixii Al-shabaab u Qaabilsanaa Askareynta Caruurta oo Lagu Dilay Deegannada Koonfur Galbeed Madixii Alshabaab U Qaabilsanaa Gaynta Caruurta si ay Askar Uga dhigtaan ayaa ayay Ciidanka Xooggu Dalku Qaarijiyeen sida ay ku warantay warbaahinta dowladdu.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliska Xoogga Dalka oo Koonfur Galbeedka Ka Bilaabay Dardargelinta Dagaalka Al-shabaab Siloo dardargeliyo howlgallada ku saabsan dagaalka dhanka ah Al-shabaab ayaa taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle waxa uu gaaray Taliska Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Ka Dhacay Gobolka Bakool oo Ciidanka Amniga Ku Dileen Malaaq Qori Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada xooga dalka guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka Bakool ayaa dilay Cabdulaahi Maxamed Yare oo loo garan ogyahay (Malaaq Qori).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamda Israel oo Weerar Cirka iyo Dhulka ah Ku Qaaday Marinka Rafax ee Xadka Masar Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay agagaarka marinka Rafax ee ee Qasa, iyadoo goobta laga maqlayay dhawaqa rasaasta iyo iska hor imaadyada u dhaxeeya ciidamada gumeysiga Israel iyo kooxaha Falastiiniyiinta.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Muxuu Ku Saabsan Yahay Heshiiska Waxbarasho ee ay kala Saxiixdeen Soomaaliya iyo Kenya ? Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidah iyo Tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa heshiis is afgarad oo iskaashiga waxbarashada ah la saxiixday Wasiirka Waxbarashada ee Kenya Ezekiel Machogu, EGH.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Howlgalka Midowga Afrika oo Ballanqaaday Iney Ilaalin Doonaan Guulaha Amni ee Laga Gaaray Soomaaliya Ka Hor Bixitaankooda. Wafdi heer sare ah oo ka socday guddiga Midowga Afrika ayaa soo gabagabeeyay booqashadooda qiimeynta Soomaaliya, iyagoo wacad ku maray inay ilaalinayaan guulihii adkaa ee laga gaaray xasilinta Soomaaliya, ka hor bixitaanka.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Shan Milyan oo Loogu Deeqay Adeegyada Nafaqeynta Soomaaliya Sanduuqa Carruurta ee Qaramada Midoobay (UNICEF) ayaa ku dhawaaqay in heshiiskaan uu dhigaayo sidii loo taageeri lahaa carruurta ay nafaqo darada heysato ee ku sugan Soomaaliya, gaar ahaan kuwa soo barakacay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Puntland oo Kormeer Ku Tagay Saldhigga Ciidamada ee Xorgoble Taliyaha ciidamada difaaca dawlad Goboleedka Puntland Gen Aadan Cabdi Xaashi ayaa safar shaqo kusoo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, waxa uuna booqday dugsigga tababarada ciidamada ee Xorgoble.