1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Dil ah Ku Ridday Saraakiil Booliis ah oo Ka Tirsan Degmada Hilwa Maxkamadda Ciidamada ayaa dil toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye oo ahaa taliyihii Hilwaa, kabtan Police ka tirsan iyo Dable Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo la shaqeynaayey taliyaha.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Deeq Lacageed oo Ciidsiin ah u Qeybiyay Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba iyo Qaxootiga Suuriya iyo Yeman iyo Falastiin Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid siin ah u qeybiyay qaar ka mid Dadka Baahiyaha Gaarka qaba.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Qaabilay Safiirka Dowladda,Isagoo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Muwaadiniin Turki ah oo Muqdisho Lagu Dilay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, kaas oo ay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Faahfaahinno Kasoo Baxaya Weerar Al-shabaab ay Ku Qaadeen Balcad iyo Khasarre Ka Dhashay Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ku bilowday qaraxyo oo Al-shabaab ay kusoo qaadeen degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, weerarka ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dagaalka Gaza: Lix Bilood Kadib Israel oo Ku Hungowday Soo Afjaridda Xamaas iyo Deyrala Laga Muujiyay Magaalada Gaza ee dhulka reer Falastiin ayaa waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamaas waxaana laga joogaa Lix bilood marki uu billowday dagaalka ay Israil ku qaadday Gaza, ee u dhaxeeya ciidankeeda.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Khasaare Kadhashay Roobab Ka Da’ay Jigjiga Roobka xilliga Gu’ga ayaa siweyn uga curtay qeybo kamid ah dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, gaar ahaan Jigjiga oo ah magaalo madaxda maamulka oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka da’ayeen roobab mahigaan.
2 daqiiqo Sheeko:War Hey’adaha Amniga oo Gacanta Ku Dhigay Eedeysanayaal Dilal Ka Geystay Muqdisho Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kaashanaya Hay’addaha Amaanka ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen eedeysanayaal tiradoodu gaareyso 5 qof, kuwaas oo loo heysto inay dil u geysteen 4 muwaadin, dilalkaas ayaa ka kala dhacay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dab Khasaare Dhaliyay oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Dab xooggan oo geystay khasaare kale duwan oo maaliyadeed ayaa ka kacay suabaxnimadii saakay qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha, kaas oo siweyn ugu faafay goobo kale duwan oo suuqa ah.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Akhriso: Ajandaha Looha Hadlay Kulanka Guddomiyaha Hey’adda Maareynta iyo Safiirka Imaaraadka Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Safiirka Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi la qaatay kulan diiradda lagu saaray .
3 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Golaha Wasiirrada oo Maanta Soo Saaray Qaraar Ka Dhan ah Faragelinta Itoobiya Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah isugu yimid magalaada Muqdisho ayaa soo saaray qaraar ka dhan ah feregelinta dowladda Itoobiya, iyadoo lagu dhawaaqay in gabi’aan shaqada laga joojiyay.