1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Dowladda Soomaaliya oo Dhigeeda Aljeriya Kala Hadashay Ka Taageeridda Kursiga Midowga Afrika Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane, Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kula kula qaatay Xafiiskiisa Nairobi danjiraha dalka Aljeeriya isla markaana qaabbilsan arrimaha Soomaaliya, Mahi Boumediene.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wadahadaladii Israa’iil iyo Xamaas oo Fashil Ku Dhow iyo Israel oo Shaacisay Qorshe Cusub Ee Dagaal Wadahadalladii u dhaxeeyay Israel iyo Ururka Xamaas ayaa ku dhow inuu burburo, kadib markii la isku mariwaayay sida ay wax u socdaan, Israel ayaa ku dhawaaqday in ay ka go’an tahay in Xamaas ay kaga awood roonaato.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Ee SODMA oo Gargaar Maanta u Dirtay Deegananada Jubbaland Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u dirtay dowlad goboleedka Jubbaland, waxana doonidaan sidda gargaarkaan lagu wadaa.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Abaalmarinno Kale Duwan Guddoosiiyay Arday Kaalmaha Ka Gashay Tartanka Qur’aan Akhriska Bisha Ramadaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu afur ku maamuusay Tartameyaasha Quuraanka Kariimka ah, iyadoo ay goobjoog.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddiga Lasocodka Dastuurka oo Lagu Wareejiyay Nuqullada Cutubyadii Dib u Eegista Lagu Sameeyay Guddiga Dib u eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26, Maarso 2024, Guddiga Madaxabanaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka kala wareegay nuqulka kama dambeysta.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddiga Madaxbannaan Ee Dastuurka oo Nuqulka Cutubyada 1-aad -4aad Ku Wareejiyay Guddiga Lasocodka Dasocodka Guddiga Madaxabannaan Dib – u- Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa u soo bandhigay Guddiga La socodka Dastuurka BFS nuqulka kama dambaysta ah cutubyada 1aad-4aad , oo lagu dhafay natiijada aragtiyihii.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasare Xamse oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha iyo Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feseraalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika, Danjire Xue Bing, oo ay ka wada hadleen.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Vinicius Jr oo Shaaciyay Cunsirimada Lagu Sameeyay Inuu Kaga Tagi Karo Horyaalka Spain Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Brazil iyo kooxda Real Madrid Vinicius Jr ayaa sheegay inuu ku dareemayo “xanuun” inuu ciyaaro kubada cagta sababtoo ah cunsuriyada soo noqnoqda ee uu la kulmay, taas uu sheegay.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Golaha Ammaanka oo Ku Guuleystay Meelmarinta Xabadjoojin Ka Dhaqangasha Qaza iyo Mareykanka oo Ka Aamusay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyey qaraar cusub oo dalbanaya xabbad-joojin degdeg ah oo ka hirgasha marinka Qaza, inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadan, taas oo haatan maraysa kala badh.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Baarlamaanka Afrika oo Doortay Hoggaan Cusub iyo Wadamada Galbeedka oo Ku Guuleystay Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhacday doorasho lagu soo doornayey hoggaanka cusub ee uu yeelan doono baarlamaanka guud ee dalalka Afrika, ee loo yaqaan Africa Pan African Parliement, waxaana kasoo qeyb.