2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Midowga Yurub oo Qorsheynaya in Howlgal ay Kusoo Furtaan Markab Gacanta Ugu Jira Bucad Badeedda Soomaalida Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Midowga Yurub ama EUNAVFOR ayaa loo diray inuu si gaar ah isha ugu hayo markabka MV Abdullah, oo ah markab xamuul ah, kaas oo ka babanaayay calanka Bangladesh.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Saraakiil Sare oo Ka Tirsan Xoogga Dalka iyo Taliska Booliiska oo Gaaray Deegaanka Dhanaane Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle iyo Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G/Sare Macalin Mahdi ayaa gaaray deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellada Hoose.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Khasaaraha Weerarkii Lagu Qaaday Moscow oo Kordhay iyo Geerida Dadka oo Gaartay 115 Ruux Waxaa sii kordhaya khasaaraha dadlkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday goob Shineemo ah gudaha Mascow, dhimashada ayaa gaartay 11 ruux, Vladimir Putin ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay u soo xireen 11 ruux.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Guddiga Ololaha Guddoonka Midowga Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa manta magacaabay Guddiga Qabanqaabada Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika iyo Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada Guddoonka
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Hoose Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka Booliso Milatare iyo Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Dhanaane oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, kaas oo dhowaan lagala wareegay Al-shabaab, xilli dagaalka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Maanta Soo Gabagabeeyay Ka Doodista iyo Waxkabedelka Cutubka 4-aad Ee Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee Labada Aqal ee BJFS. Kulanka Guddoomiyaha.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Guddoomiyay Shirka Xasilinta ee Wasaaradaha iyo Hey’adaha Federaalka ah Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta xarunta Wasaaraddaasi ku Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamo Xiriirka Arrimaha Xasilinta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarkii Lagu Qaaday Caasimadda Moscow Dowladda Federalka Soomalaiya ayaa cambaareysay weerarkii lagu caaday caasimadda Ruushka ee Moscow, kaas oo sababay geerida 60 ruux, halka 145 kale ay soo gaareen dhaawacyo kale duwan.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Weerar Lagu Qaaday Caasimadda Moscow iyo Kooxda Daacish oo Sheegatay Mas’uuliyadda. Weerar lagu qaaday magaalada Moscow ee caasimaddaa dalka Ruushka ayaa la sheegayaa inuu sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyootay 60 ruux, halka in ka badan 145.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh: Sidii Xildhibaannada Loo Dooran Jiray in lagu Celiyo Laguma Qancayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay salaaddii jimcaha kadib ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ku jirto dastuurka iyo doorashada 2026-ka.