1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Askari Ka Tirsan Xoogga Dalka oo Xukun Dil ah ay Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Dable Xoogga Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Tookiyo) ayaa loo soo xiray dil bareer ah uu u geestay Marxuum Cabdijabaar Maxamed Xasan Labo iyo Tobankii bishii Augost 2022, falkaas oo ka dhacay maqaayad lagu shaaho.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwaasare Xamse oo Qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) u qaabilsan Soomaaliya Mr. Charles Mballa.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Qatar oo Rajo Ka Muujisay in Xabadjoojin Ka Dhaqangasha Marinka Magaalada Qaza. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha debedda ee Qatar ayaa rajo badan ka muujiyey, heshiis xabad-joojineed oo dhex mara Israa’iil iyo Xamas, iyo in la sii daayo la-haystayaal dheeri ah, xilli ay sii socdaan weerarrada.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Bangaladesh oo Ka Digtay Weerar Lagu Qaado Markabka ay Ka Heystaan Burcad Badeedda Dowladda Bangaladesh ayaa diiday in Markabka MV Abdullah, oo ay afduubteen kooxaha burcad badeedda Soomaalida weli lagu haystaa xeebaha, degaanada Puntland, waxaana Meesha ay meesha ka saareen in la weeraro.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duqeyn Diyaaradeed oo Lagu Qaaday Xero Baracayaal Gargaar Loogu Qeybinayay Marinka Qaza Waxaa si aad ah isusoo taraya wararka sheegaya in duqeyn diyaaradaha Israa’iil ay ka gaysteen Qasa lagu dilay tobannaan qof oo ay ku jiraan ugu yaraan 23 qof oo ilaalo u ahaa dadka gargaarka gaarsiinayay baakacayaasha Falastiinyiinta ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Wali Siiwada Ka Doodista iyo Waxkabedelka Cutubka 4-aad Ee Dastuurka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Maanta la filayaa inay kulan wadajir ah kuyeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo kaga hadlay ka doodista waxka bedelka Dastuurka dalka.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Ciidanka oo Faahfaahiyay Qorshaha Howlgal Ballaaran oo Al-shabaab Lagu Qaadayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo culus oo gobollada dalka ka bilowday, waxaana uu tilmaamay in dowladdu ay qaadeyso howlgal baaxad leh oo dalka looga.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan: Eritrea Dan gaar ah kama leh Soomaaliya, Waxaana la kaashaneynaa Ladagaalanka Argigixisada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal labo maalin ah ku tagay Eritrea ayaa sheegay in dhiggiisa dalkaasi Isaias Afwerki uu kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin la dagaalanka argigixisada.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Hey’adda SODMA oo Gargaar Kala Duwan Ka Qeybisay Caasimadda iyo Deegaannada Hoostaga Hay’adda SoDMA, ayaa maanta markale deegaanka Garasbaaleey si gaar ah waaxda afaraad, iyo xaafadda Weydow degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidamada Deegaanka oo Howlgallo Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Xarardheere Ciidanka deegaanka ee dib u xoreynta ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere Koonfurta gobolka Mudug ayaa qaaday howlgallo ay dhowr deegaanno uga sifeeyeen Al-shabaab, kuwaas oo hoostaga magaalada Xarardheere.