1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Ka Dhacay Gobolka Baay oo Lagu Dilay 7 Al-shabaab ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed gaar ahaan Guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan ka fashiliyay deegaanka Haween ee Gobolka Baay, halkaas oo la sheegay iney isku uruursanayeen xubno ka tirsan Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Booqday Dhaawacyada Weerarkii Ka Dhacay SYL Hotel Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah dhaawacyada, mas’uuliyiin.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Taliska Booliiska Soomalaiyeed oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Rasmiga Ee Weerarka SYL Hotel Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa’id ku qabatay gudaha SYL Hotel ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday xalay, kaas oo sababay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Hey’adaha Ammaanka oo Sheegtay in Lasoo Afjaray Weerarkii Lagu Qaaday Hotelka SYL Ciidamada ammaanka dowladda federalka Soomaaliya ayaa sheegay in lagu guuleystay soo afjaridda weerarkii lagu qaaday hotelka SYL oo ku yaalla meel aan ka fogeyn Madaxtooyada.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Israel oo 21 Falastiiniyiin ah Ku Dishay Goob Lagu Qeybinayay Gargaar Marinka Gaza Ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah ayaa la dilay ka dib markii ciidamada Israel ay rasaas ku fureen kumannaan qof oo gargaar ku sugayay magaalada Qaza, sida ay sheegeen saraakiisha dowlad, goobta rasaasta ay ka dhacday.
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Ajandaha Madaxweyne Xasan uu Kula Hadlay Hey’adaha Amniga Ka Shaqeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada xoreynta dalka waxa uu kula qaatay xarunta.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood. Xubanaha guddiga oo ay golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Paris Club oo $2 billion Ka cafiyay Soomaaliya Wada hadal mirodhal oo ay Dowladda Soomaaliya iyo Paris Club ku yeesheen caasimadda dalka Faransiiska ayey 10-ka dal ee naadigaasi ku mideysan Soomaaliya ka cafiyeen 99%, taasi oo ka dhigeysa in Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Mas’uuliyiin Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Hortagay Guddiga Arrimaha Dibadda Ee Golaha Shacabka Kulanka waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Guddiga Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS Xil.Abdullahi Bidhaan Warsame, waxaana goobjoog ahaa Gudoomiye ku xigeenka Guddig.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Siiwada Ka Doodista Cutubka 4-aad Ee Dastuurka iyo Waxlabedelkiisa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda.