1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Sodmada iyo Imaaraadka oo Ka Wdaahadlay Dib u Habeybnta Biyo-xireenka Sabuun Ee Jowhar Guddoomiye ku xigeenka hay’adda maareynta musiboyinka Qaranka ee SoDMA Dr; Axmed Cabdi Aadan, ayaa maanta la kulmay Safiir ku xigeenka Safaaradda Imaaradka Carabta Md. Seyf Cali Al-rashaash.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Muqdisho: Aabe 80 Jir ah oo Wiilkiisa Nafta Dhaafiyay Wararka naga soo gaarayo degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in Aabe uu halkaas ku dilay wiil uu dhalay, kaas oo la sheegay inuu qabay baahiyaha gaarka ah sida ay wararku sheegayaan.
2 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Hay’adda NISA oo Kormeeray Qaar Kamid ah Baraha Laga Hubiyo Amniga Caasimadda Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa kormeer qiimayn ah waxaa uu ku tagay qaar kamid ah goobaha lagu hubiyo Gaadiidka iyo Dadka la socda.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Akhriso: Magacyada Shirkado iyo Shakhsiyaad Soomaali ah oo uu Mareykanka u Cunaqabateeyay Sababo Lacagta ay u Dhaqaan iyo Maalgelintooda Shabaab Xafiiska la socodka Hantida dibadda ah ee ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogay 16 Hey’adood iyo Shakhsiyaad oo ah shabakad isku xiran oo ku baahsan Geeska Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Muxuu Ahaa Ajandaha ay Kawadahadleen Safiirka China iyo Ku-xigenka Hey’adda Sodma Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta kulan mira-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya H.E Fei Shengchao.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddoomiye Madaale oo Xarunta Gobolka Kula Afuray Dadka Naafada ah iyo Qoxootiga Suuriyaanka ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula afuray qaar ka mid ah dadka naafada ah iyo muhaajiriinta.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirka Hannaanka Qaran ee Dowladaha Hoose oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Waxaa caasimadda Muqdisho lagu soo gabogabeeyay “Madasha Wadatashiga Wasiirrada ee Hannaanka Qaran ee Dowladaha Hoose Wadajir”, taasi oo socotay saddex cisho, ayna soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirweynaha Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Haweenka Wafdi ay hoggaamineysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS, Marwo H.E Amina Hassan Ali ayaa saaka ka qeybgashay kal-fadhigiisa 68-aad ee shirweynaha Arrimaha Haweenka
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Askar Kamid Noqnaya Ciidanka Booliiska oo Muqdisho Lagu Dhaariyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa ka qeybgalay munaasabad maanta lagu dhaariyey 300 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, kuwaas oo shalay tababar loogu soo xiray.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka Dalka oo Bilaabay Ka Doodista Cutubka 4-aad Ee Dastuurka iyo Waxkabedelkiisa Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka Doodista cutubka 4-aad oo ka hadlaya Matalaadda Shacabka, Madaxa Koowaad(Mabaadii’da Guud ee Matalaadda Shacabka) iyo Madaxa Labaad.