1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Danjireyaal Dhowaan Golaha Wasiirradu ay Ansixiyeen oo Muqdisho Tababar Loogu Soo Xiray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ku saabsan diblumaasiyadda oo soconayey muddo saddex toddobaad ah u soo xiray toban Danjire.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mas’uuliyiin Ka Socday Hey’adaha Socdaalka IGAD oo Tababar Ugu Soo Idlaaday Tanzania Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa magaalada Moshi ee dalka Tanzania ugu soo gabagaboobay tabarbar ku saabsanaa Socdaalka iyo Maamulka Xudduudaha.
1 daqiiqo Sheeko:War Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Difaaca iyo Siihayaha Safiirka Dowladda Mareykanka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Muqdisho kula kulmay sii-hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya mudane Shane L. Dixon.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Xildhibaannada Baarlamaanka oo Soo Gabagabeeyay Ka Doodista Cutubka 3-aad Ee Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 23-aad kalfadhiga 4-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Dhagaxdhigay Dhismaha Hey’adda Dhiiragelinta Maalgashiga -Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka sameeyey Wasaaradda Qorshaynta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga howlo isugu jira daah-fur, xarig-jar iyo dhagaxdhig.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Hey’adda NISA oo Gacanta Ku Dhigtay Guddoomiye Lagu Eedeeyay Katirsanaanta Al-shabaab Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo lagu soo eedeeyay inuu ka tirsanaa.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirka Hormarinta Maaliyadda oo Nairobi Kusoo Gabagaboobay iyo Wasiir Biixi oo Ka Warbixiyay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay’adaha Dowladda, kaasoo muddo toddobaad ah ka socday magaaladaasi.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wasiirka Gaashaandhigga oo Haweenka Ciidanka Ku Jira Kula Qeybgalay Xuska 8-da March Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay casho sharaf ku maamuusay haweenka ku jira ciidanka xoogga dalka, ayaa amaanay doorka muhiimka ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxweyne Erdogan” Aniga ahaan, Tani waa tii iigu Dambeysay Awoodda Sharcigu I siinayo” Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo ka hadlaya doorashada dawladaha hoose ee la qaban doono dabayaaqada bishaan Maarso ayaa shaaca ka qaaday ineysan talada ugu jirin inuu dib isugu sharaxo.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Hambalyo u Diray Haweenka Soomaaliyeed 8-da March Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan Xuska Maalinta Haweenka Adduunka 8-da March.