2 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Ururka Jaamacadda Carabta oo Shirkooda Qaahira Kaga Baaqay Gaarsiinta Gargaar Deg deg ah Gaza Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in gargaar deg deg ah loo diro Gaza, xilli uu shalay oo Isniin ah magaalada Qaahira kaga furmay shirka 161-aad ee golahooda, baaqaan ayaa kusoo aadaya iyadoo laga cabsi qabo.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo Ka Wadahadlay Iskaadhiga Arrimaha Difaaca Wasiir ku xigenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qadar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiru dowlaha wasaaradda.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Ahaa Ajandaha ay Ka Wadahadleen Wasiir Arrimaha Gudaha iyo Wafdiga Ka Socday Hindiya Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo uu horkacayay Dr. Sureh Kumar oo ah JS-ka ama Xogheyaha.
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Dowladda Imaaraad oo Deeq Gargaar ah Ku Wareejisay Hey’adda Maareynta Musiibooyinka (SODMA) Hay’adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta munaasabadd Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Soomaaliya oo Sirasmi ah Loogu Xubinimeeda Suuqa Bulshada Bariga Africa Bulshada dhaqaalaha ee Bariga Africa ayaa maanta magaalada Aruusha ee Tanzania si rasmi ah ugu dhowaaqday inay Soomaaliya ka mid tahay ururkaasi, isla markaana ay noqotay xubintii siddeedaad, kadib markii.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisukwasaare Xamse oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain oo uu hoggaaminayey Xoghayaha.
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Ciidanka Ammaanka oo Gacanta Ku Dhigay Shakhsiyaad Nabaddoon Ku Dishay Deyniile Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay rag ka tirsan Shabaab oo dilay Cabdi Xasan Muxidiin oo caan ka ahaa degmada Deyniile.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Aqbalaadda EAC Kadib, Sooyaalka iyo Faa’idooyinka Tallaabo ah tii ugu dambeysay oo ay Soomaaliya ugu biireyso ururka goboleedka bariga qaaradda ee east African Community, Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah, March 4, 2024 ay lifaaqa ansixinteeda iyo aqbalaadeeda
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliska Xoogga Dalka oo Ka Warbixiyay Howlgallada Ka Socada Jubbaland Taliyaha ciidanka xoogga dalka qeybta 43-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed General Cali Maxamed Maxmuud Bogmadoow oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay howlgallada maalintii labaad ay ciidanku ka wadaan
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maanta oo Loo Madalsan yahay Ku dhawaaqista Soomaaliya ee Kubiirista Suuqa Bariga Afrika Dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo in si rasmi ah ay ugu biirtay suuqa xorta ah ee bulshada Bariga Afrika, (EAC), taas oo loo ogolaaday sanadkii 2023 ku biiristeeda Soomaaliya.