2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar: Israel iyo Xamaas oo Wadaxaajoog U Furmay iyo Mareykanka oo Xabadjoojin Kashaqeynaya Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa dib uga furmay wada-xaajoodyo u dhaxeeya Israa’il iyo Xamaas si loo gaaro xabbad-joojin ka dhaqan gasha magaalada Gaza, loona soo daayana la heystayaasha, sida laga soo xigtay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Masuuliyiin Ka Socdo Hormuud Telecom oo Ka Qeybgalay Xafladda 10 sano-guurada Hay’adda Alpha Trust Masuuliyiin ka socdo Hormuud Telecom ayaa ka qeybgalay xafladda 10 sano-guurada hay’adda Alpha Trust oo xalay ka dhacday magaalada London. Hay’adda samafalka Alpha Trust oo ay 2014 hirgeliyeen dhallinyaro Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo Maanta Shir Uga Furmay Magaalada Nairobi Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weyhiyo Wasiirka Wasaaardda Qorsheynta Qaranka iyo Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta daah-furay.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Akhriso: Ajandaha Looga Hadlay Kulanka Ra’iisulwasaaraha iyo Safiirka Dalka Qatar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Shabeelleda Hoose: Xoogga Dalka oo Howgallo Ka sameeyay Deegaanno Muhiim ah Ciidanka Kumaandooska ee Danab gaar ahaan Ururka 161-aad Guutada 16-aad ayaa howlgalkan ayaa si gaar ah uga fuliyey deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose, gaar ahaan Dudumaay, Buulo guduud, Madaxmaroodi.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Jubbaland: 30 Shabaab ah oo lagu dilay Howlgal ay fulisay Dowladda Soomaaliya Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen gobolka Jubbada hoose Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:War Midowga Afrika oo Cambaareeyay Dhacdadii Lagu Laayay Falastiiniyiinta Gargaarka Safafka Ugu Jiray Midowga Afrika ayaa bayaan uu soo saaray ku cambaareeyay dhacdadii ciidamada Israel Khamiistii ay ku laayeen dad Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa goob gargaar laga qeybinayay, halkaas oo lagu dilay 110 ruux, halka 760 kalena
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Fiqi oo Muqdisho Kusoo Dhoweeyay Wafdi Ka Socday Jamhuuriyadda Jabuuti Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dibuheshiisiinta XFS mudane Axmed Macalin Fiqi oo ay wehliyaan wasiirro xukuumadda Federaalka ah, xildhibaanno BFS ka tirsan iyo maamulka Machadka Heritage ayaa maanta.
2 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Booliiska Gobolka Banaadir oo Shaaciyay in Baaritaanno Lagu Hayo Dhacdadii Suuqa Siinaay Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Banaadir Macallin Cumar Muumin oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ay xireen ciidamo loo haysto in ay rasaas ku fureen Dad ku dibadbaxaya.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Wasiirka Cadaaladda oo Kulan La Qaatay Musharrax Fowzia Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka iyo xoghayaha Joogtada ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay.