1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Nairobi iyo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala qeyb-galayo Madaxda Caalamka Meertada 6-aad ee Qaramada Midoobeey ee Isbeddelka Cimilada.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dhoolatus Ciidan oo Ka Bilowday Kenya iyo Soomaaliya Ka Qeybgaleysa Dhoolatus Milatari oo ay soo qaban qaabisay dowladda Mareykanka ayaa ka dhacaya dalka Kenya, kaas oo ay qeybgalaya 22 dowladood oo ka tirsan qaaradda Afrika, Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka qeyb ah dhoolatuskaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Shir Uga Qeybgalay Magaalada Doha Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa Dalka Qadar ee magaalada Dooxa uga qeybgalay shirka Golaha Bariga dhexe ee Tayada iyo badqabka Daryeelka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Ahaa Ajandaha ay Ka Wadahadleen Wasiir Fiqi iyo Xubnaha Hey’adda (P4P) Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa Kulan la qaatay xubno ka socday, hay’adda PRINCIPLES FOR PEACE (P4P) FOUNDATION oo ka shaqeysa.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxuu Ahaa Ajandaha ay Ka Wadahadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Qatar Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay danjiraha Dawladda Qatar.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Muqdisho oo Laga Daahfuray Shirka Iskaashiga Wax Kabedelka Dastuurka Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta daaf-furay shirka latashiga Hay’adaha dowladaha xubnaha ka ah DFS.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askari Mareykan ah oo Isku Gubay Bannaanka Saafaaradda Isra’el ee Waashinton DC Askari Amrican ah oo ka tirsanaa ciidanka Milatariga ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray, kadib markii uu isku gubay safaaradda Isra’el irideeda hore ee Mareykanka, sida ay sheegeen booliiska magaalada Washington, DC Isniintii.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Shaaciyay Hirgelinta Xabadjoojin Ka Dhaqangasha Magaalada Gaza Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in xabbad joojin laga sameeyo dagaalka Israa’iil ee Qaza Isniinta soo socota, iyadoo wada xaajoodyada lagu joojinayo colaadda iyo sidii loo sii deyn.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Magaalada Kismaayo oo Lagu Soo Gabagabeeyay Shirka Garsoorka Dalka Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maalmo kadib waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka hormarinta arrimaha Garsoorka oo muddo sedex maalin ah ka socday Kismaayo.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta soo gabagabeysay kiiska Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku Eedeysanaa Dilka Xaaskiisa. Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhageysiga garmaqalka 2-aad ee gal dacwadeed ciqaabta namabarkiisu yahay 147/2024 kaas oo eedeysane ka yahay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Xaaskiisa Luul Cabdicasiis.