1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Maxuu Ahaa Ajandaha Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka? Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Ka Wadahadleen Ka Wadahadleen Madaxweyne Laftagreen iyo Wafdiga Qaramada Midoobay? Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Cusub ee UNSOM Deeganada Koonfur Galbeed.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamdda Ciidamada Qalabka Sida oo Mid ka tirsanaa Shabaab ku Ridday Xukun 10 sano Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maxamed Cabdullahi Xaaji Cali (Jawaari) ku ridday 10 sano oo xabsi ciidan ah, kadib markii lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshaha Alshabaab isaga oo u qaabilsanaaa qeybta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Wasiir iyo Lataliye Abiy Axmed oo u Baxsaday Belgium Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Itoobiya, markii dambena ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, Gedu Andargachew, ayaa wararku sheegayaan inuu si qarsoodi ah ugu goostay dalka Belgium.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madale oo Kulan Soo Dhoweyn ah Muqdisho Ugu Culumo Ka Kala Timid Bariga Afrika Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan soo dhoweyn Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ugu sameeyay Culuma’udiin Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Akhriso: Ajandaha Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada Galmudug Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda mudnae Cali Daahir Ciid.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi oo Goobjoog ka ahaa Kulan ay Guddiga Maamullada iyo Amniga Golaha Shacabka Warbixin uga Dhageysteen Guddoomiye Madaale Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta goobjoog ka ahaa kulan ajendahiisu ahaa; Wadashaqeynta Hey’addaha Amniga iyo guddiga amniga iyo Arrimaha bulshada.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynaha Namibia Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guud ahaan Shacabka iyo dowladda Namibia ee uga tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne H.E. Dr. Hage G. Geingob oo goor oo maanta ah ku guuriyaaday.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Namibia Hoggaaminayay 33 sano oo Geeriyooday Madaxweynaha dalka Namibia Hage Geingob ayaa ku geeriyooday isbitaalka Lady Pohamba ee caasimadda Windhoek halkaas oo lagu daweynayay. Hagr ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu tahay 82 jir, dalkaan ayuu soo hoggaaminayay