2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Bangiga Horumarinta Afrika oo Shaqaalihiisa Dib Ugu Celinaya Itoobiya, Kadib Weerarkii October 2023 Bangiga Horumarinta Afrika ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u soo celinayo shaqaalihiisa caalamiga ah ee dalka Itoobiya, go’aankan ayaa yimid ka dib markii bangigu uu ciidamada Itoobiya ku eedeeyay weerarro lagu qaaday.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab 7 Shabaab ah Oo lagu Dilay Fiidow, Shabeelleda Dhexe Ciidanka Haya’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamiga ah ayaa sheegay in hawlgal qorshaysan ku dilay Toddoba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, hawlgalkaan.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Masar: Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlaya Xiisadda Gobolka iyo Arrimo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Masar kadib martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi, waxaana sidiiran loogu soo dhoweeyay.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Dunida Dhexdhexaadka u sheegay in Heshiiska Abiy iyo Muuse Khatar ku yahay Xasilloonida Gobolka Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhexdhexaad ka ah (NAM) ayaa si adag u soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD IGAD: Waa in La Ixtiraamo Qarannimada iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Magaalada Kampla caasimadda dalka Uganda waxa kusoo idlaaday shirka aan caaddiga ahayn ee Urur-goboleedka IGAD, kaas oo ahaa kulankii 42-aad, waxaana looga hadlayay xiisadda gobolka ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo Kulmay Taageero u Muujiyay Musharrax Fowziya Yuusuf Xaaji Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow ayaa maanta guddoomisay kulanka 11-aad.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Akhriso: Ajendeyaal Dhowr ah oo Maanta ay ka hadleen Golaha Wasiirada XFS Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka Jaamacadda Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Pilot Diyaarad oo Kudhintay Diyaarad Ku dhacday Ceelbarde Wararka naga soo gaarayo gobolka Bakool ayaa sheegaya Diyaarad gargaar siday ayaa goordhow ku dhacday garoonka diyaaradaha degmada Ceelbarde ee gobolka, taas oo uu ka dhashay khasaare.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladaha Qatar iyo Imaaraadka oo Taageeray Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Dowladaha Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa dhankooda taageeray qadyadda madxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kadib shirkii dalalka Jaamacadda Carabta ee ku qabsoomay qaabka fogaan aragga, shirkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ujeedo: Bayaan Rasmi ah ee Jabsashada Barta Goobjoog News ee (X)Twitter Macaamiisha iyo dadweynaha qiimaha badan ee ku xiran Goobjoog News, maamulka iyo tifaftirka guud ee warbaahinta Goobjoog Media Group waxaa uu idiinla socodsiinayaa dhambaal la xiriira khatar lasoo daristay akoonka barta X Twitter ee GOOBJOOG NEWS.