2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo Dib loo dhigay iyo Baarist Socota Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya iyo Wasaaradda dhallinyada ciyaaraha ayaa muddo sedex maalin ah dib u dhigay tartanka dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir, iyada oo la isku soo laaban doono maalinta talaadada ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askar Mareykan ah oo Lagu La’yahay Badda Soomaaliya Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska dhexe ee Mareykanka Jimcihii shalay, Hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Taageeray Shirka IGAD ay uga Arrinaanayso Xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay shirka 18 bisha ka dhaca dalka Uganda, kaas oo urur-goboleedka IGAD ay ka yeelanayaan xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya iyo dagaalka dalka Sudan, waxaana mar kale ay adkeeyay in uu u taageersan yahay
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyn Xasan Sheekh: Itoobiya Hal Tallaabo oo Ficil ah Haddii ay Dhulkeenna ay u soo Qaadaan Laba iyo Afar Tallaabo Ayaan Qaadeynaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Jimcihii hadlay Khudbada kadib ayaa siweyn u dul istaagay xaaladda gobolka kasoo cusboonaatay iyo xiisadda u dhexeysa Dowladda Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubadda Cagta ee Galmudug oo Garaacday Koonfur Galbeed, Una Gudubtay Semi-Finalka Galmudug ayaa u gudubtay semi final-ka Tartanka dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, kadib markii 3 iyo waxba ay ku martay kooxda Koonfur Galbeed ciyaar xiiso badan oo galabta ay ku wada qaateen garoonka Stadium Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweyne Cabdiqaasim: Somaliland waa Gobol Kamid ah Soomaaliya, Mana Geli Karto Heshiis Caalami ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo wareysi uu bixiyay kaga hadlay xasaradda siyaadeed ee u dhaxeysa dowladda federlka Soomalaiya iyo dowladda Itoobiya ayaa sheegay in Somaliland
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Mudug: Howlgallo Ka Dhan Shabaab oo Ka Socda Howdka Dhanka Koonfureed Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo taageero ka helaya Daraawiishta Galmudug iyo kuwa difaaca shacabka ayaa howlgallo ka wada qeybo kamid ah Koonfurta gobolka Mudug, kaas oo looga golleeyahay sidii Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda IGAD oo Uganda uga Shiri doona Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa ku baaqay shir degdeg ah oo looga hadlayo xiisadda kusoo korortay gobolka ee u dhexeysa dowladda federalka Soomalaiya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Shiinaha: Waxaan Taageersanahay Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miradhal ah la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Fei Shengchao, iyaga oo ka wadahadlay arrimo dhowr ah.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Muqdisho: Kumannaan Shacab ah Ka Careysan Damaca Itoobiya oo dhigay Dibadbaxyo iyo Madax Ka Qeybgashay Kumannaan shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta Waxaa dibadbax weyn ka dhigay jidadka Muqdisho iyaga oo isugu uruuray Taallada Daljirka-daahsoon iyo Isgoyska KM4, waxaana ay muujinayaan shucuurtooda.