1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan Soo Dhoweyn ah u Sameeyay Kusimaha Ergayga Qaramada Midoobay oo Muqdisho Soo Gaaray Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Ku-simaha Ergayga Gaarka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo Weerar Gantaalo ah Ku Garaacday Caasimadda Israel ee Tel Aviv Xamaas ayaa sheegtay in ay gantaalo ku garaacday magaalada Tel Aviv, taasoo keentay in markii ugu horreysay muddo dhaer bilood ah seeriga digniinaha laga yeeriyo caasimadda yuhuudda.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u Fariisatay Dhageysiga Dacwad La Xiriirta Anshax Darro Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u farriisatay dhagaysiga gal dacwadeed la xariira dhaqan xumada baraha bulshada lagu baahiyo oo loo haysto wiil dhallinyaro ah.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ku Dhowaad 700 Ruux oo Ku Geeriyootay Dhul Go’ Ka Dhacay Dalka Papua New Guinea Qayaastii 670 ruux ayuu ku naf waayay dhul go’ baaxad leh oo ku dhuftay dalka Papua New Guinea sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta maxalliga ah iyo hay’adaha caalamiga ah, xilli sidoo kale uu socdo gurmad xooggan.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u Fadhiya Soomaaliya Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo la kulmay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Mike Nithavrianakis.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xiriirka labo geesoodka kala hadlay Siihayaha Safaaradda Suudaan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Siihayaha Safaaradda.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Siihayaha Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay James Swan oo Soo Gaaray Muqdisho Sii-hayaha cusub ee ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee Danjire James swam ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ku Eedeysan Dhac Ciidanka boliiska gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Garasbaaleey ayaa maanta soo xiray labo eedeysane oo lagu kala magacaabo.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya oo Soo Gaaray Muqdisho iyo Soo Dhoweyn Loo Sameeyay Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ay wehliyaan Wasiirro, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka tirsan hey’adaha Dowladda, ayaa Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ugu Yaraan 24 Qof oo ay Ku Jiraan 9 Caruun ah oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Gujarat India Ugu yaraan 24 qof oo ay ku jiraan caruur badan ayaa ku dhintay dab ka kacay goob madadaalo oo ku taalla gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda, dabka ayaa geystay khasaare xooggan.