2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Guddiga Cunaqabateynta Golaha Ammaanka oo Liiska Cunaqabateynta Ku Daray Saddex Xubnood Golaha ammaanka ee qaramada Midoobey ayaa cunaqabateyn kusoo rogay xubno ka tirsan ururka Al Shabaab oo ay ku eedeeyeen in ay qeyb ka yihiin dhibaatooyinka kooxda ay ka waddo Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Kenya oo Gaaray Dalka Haiti uu Ka Bilaabanyo Howlgal Wafdi saraakiil ah oo ka socda Kenya ayaa gaaray dalka Haiti, halkaasoo la filayo in dhowaan la geeyo cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska dalkaasi sida laga soo xigtay masuuliyiin Kenyan ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Booliiska Gobolka Banaadir oo Xabsiga Dhigay Dhallinyaro Dibax Rabshado Watay Ka Sameeyay Degmada Daaru-salaam Booliiska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Dhalinyaro gaaraysa 15 kuwaas oo debadbaxo rabshado wata ka sameeyay Degmada Daarusalaam ee Gobolkaan Banaadir, Dadkaan ayaa la wariyay in la horgeyn doono Maxkamadaha Awoodda uleh si ay Caddaaladda u maraan.
1 daqiiqo Sheeko:War Waa Kuwee Dalalka Ku Dhawaaqay Baroordiiqda ee Iran lagula qeybsanayo Murugada Dalalka Lubnaan iyo Suuriya oo kamid ah xulafada ugu dhow Tehran ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroor diiq ah ka dib geeridii Madaxweyne Raisi iyo wasiirkii arrimaha dibadda ee Iran Amir Abdollahian.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ciidanka Danab oo Gargaar Daawo ah Gaarsiiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo Ciidanka Kumandooska Danab xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saxiibada cidanka mareykanka ayaa Gargaar Gaarsiyay Isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo ee dowlad gobolleedka Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Hey’adda NISA oo Magacaabis Sameeyay, Xiilli Xilka Laga Qaaday Saraakiil Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe Agaasimaha Guud NISA ayaa maanta sameeyay magacaabiddii u horreeyay. Waxaa uu xilka ka qaaday qaar ka mid ah Saraakiisha laamaha NISA.
1 daqiiqo Sheeko:War Shirkadda Singapore Airlines oo Gashay Shil Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah Sababay Hal qof ayaa ku dhintay, dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Singapore Airlines oo ka duushay London kuna socotay Singapore, ka dib markii ay la kulantay rabshado ba’an.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CADAALADDA ADDUUNKA Faransiiska oo Taageeray Go’aanka Lagu Soo Xirayo Madaxda Israel ee Maxkamadda ICC War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa lagu muujiyay taageerada ay Paris u hayso maxkamadda dambiyada caalamiga ah, ayadoo aqoonsan madax-bannaanideeda, iyo la dagaalanka.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Toogasho ah Ku Ridday Ibraahim Aadan Maadeey oo Ka Tirsanaa Al-shabaab Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ku ridday Ibraahim Aadan Maadeey oo magaciisa Afgarashadiisuna yahay Cabdiraxmaan, kaas oo lagu eedeeyay ka tirsanaanta Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CADAALADDA ADDUUNKA Mareykanka oo Difaacay Madaxda Israel Kana Horyimid Go’aanka Maxkamadda Dambiyada Dagaalka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ayaa sheegay in Israa’iil iyo Xamaas aan la is barbar dhigi karin ka dib markii maxkamadda ICC ay soo saartay amar la soo xirayo madaxda maamulka Israa’iil iyo hoggaamiyaasha ururka Xamaas.