1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka UNDP oo Soomaaliya Ka Taageeraysa Dib u Dhiska Kaabayasha Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guryeynta XFS Wasiir Mudane Abdisalam Ali Dhaay oo ay wehlinayeen qaar kamid ah agaasime waaxeedyada Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan Nairobi Kula Qaatay Ergayga Geeska Afrika u Qaabisan Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Ergeyga Gaarka ah ayaa kulanka diiradda ku saaray arrimo dhowr ah oo la xiriira xaaladda gobolka iyo xoojinta taageerada dhinacyada kala duwan leh ee uu Mareykanku ku taageero Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Dowladda Soomaaliya oo Dib Kaga Laabatay Go’aanka Xiritaanka Xafiiska UNSOM ee Qaramada Midoobay Dowladda Soomaaliya ayaa ka laabatay dalab ay 5-tii bishan u gudbisay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ku saabsanaa xiridda xaafiiska kaalmaynta ee UNSOM ee Soomaaliya, kaas oo muddo dheer kasoo shaqeynayay Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Kenya oo Booqasho Ku Tagaya Mareykanka, Xilli Biden Walwal Ka Muujinayo Saameynta Ruushka ee Afrika Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u diyaar garoobaya booqasho taariikhi ah oo uu dabayaaqada bishan May ku tagayo dalka Mareykanka, kadib martiqaad uu ka helay Mareykanka, booqashadiisa ayaa ku qotonta sidii Mareykanka.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxay Soomaaliya Xiritaanka Xafiiska UNSOM ee Qaramada Midoobay oo Muddo Dalka Kasoo Howlgalayay? Dowladda Soomaaliya ayaa dabayaaqada todobaadkii la soo dhaafay golaha ammaanka ka codsatay in la xiro xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo muddo dheer dalka ka howl-galayay, xafiiskaan ayaa ka shaqeynayay arrimo dhowr ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Howlgalka Midowga Yurub oo Gacanta Ku Dhigay 6 Qof oo Looga Shakisan Yahay Burcad Badeed Ciidamada badda Yurub ayaa xabsiga dhigay Jimcihii lix qof oo looga shakisan yahay inay yihiin burcadbadeed kaddib markii ay usoo dhawaadeen markab shidaal oo marayay gacanka Cadmeed, sida ay saraakiishu sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Deegaanka oo Galmudug Ku Qabtay Shidaal Sharci Darro ah oo u Socday Al-shabaab Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug iyo ciidamo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa degaanka Howdleey ku qabtay shidaal sharci darra ah oo loo waday kooxda Alshabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Dalka oo Ka Hadlay Arrimo Dhowr ah iyo Dhammeystirka Dastuurka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad uu jeediyay kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee madaxbanaanida, gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan Gaar ah La Qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Keya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Lagu Fashiliyay Weerar ay Shabaab ay Damacsanaayeen oo Ka Dhacay Shabeellaha Hoose Howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Alshabaab diyaarinayeen.