Akhriso:Maxaa Looga Hadlay Shirka Sanad Laha ee Dowladda iyo Qaramada Midoobay? Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka ah ee (JSC) ee looga hadlo horumarka laga gaaray qaab-dhismeedka. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadannimada.
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya iyo Xafiiska UNSOM oo Ka Wadahadlay Marxaladda Kalaguurka ah Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu yahay sidii loo soo geba gebeyn lahaa howlaha Xafiiskaas.
1 daqiiqo Qaramada Midoobay oo Israel Ku Eedeysay jabinta Shuruucda Caalamiga ah ee Dagaalka Warbixin kasoo baxday Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in duqeymaha Israel ay ka waddo Gaza “laga yaabo in ay si isdaba joog ah u jebiyeen mabaadi’da aasaasiga ah ee sharciyada dagaalka.”
1 daqiiqo Golaha Ammaanka oo Ansixiyay Xabadjoojin Laga Hirgeliyo Marinka Qaza ee Lagu Go’ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar uu ku taageerayo hindise xabbad-joojin ah oo uu Maraykanku soo jeediyay, kaas oo looga gol leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka siddeedda bilood.
1 daqiiqo Hey’adaha Caalamiga ah oo Ka Digaya Macluul Baajsan oo Ka Dilaacda Sudan Ururka dhaqaatiirta dalka Suudaan ayaa ku eedeeyay ciidamada gargaarka degdega ah ee RSF ah inay xoog ku galeen isbitaallo ku yaalla dalkaas, islamarkaana ay sabab u noqdeen inay joogsado shaqadii ka socatay.
1 daqiiqo Israa’iil oo weerartay iskuul ay Qaramada Midoobay maamusho oo ku yaalla bartamaha Gaza Weerar cirka ah oo Israel ay ku qaaday iskuul ay maamusho Qaramada Midoobay oo hoy u ah dadka reer Falastiin ee ku barakacay xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha Gaza ayaa lagu dilay inta u dhaxaysa 35 iyo 45 qof.
1 daqiiqo Maxaad Ka Ogtahay Dowladaha Kamid Noqday Golaha Ammaanka Kadib Kal fadhiga 78-aad Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobay ayaa ka qabsoomay magaalada new York ee dalka ayaa, ahna xarunta Qaramada Midoobey, waxaana lagu doortay shan kamida xubna aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka.
1 daqiiqo Soomaaliya oo Ku Guuleysatay Kursiga Golaha Ammanka ee Qaramada Midoobay Soomaaliya ayaa xubin aan joogto aheyn ka noqotay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ka dib codbixintii golaha guud ee Qaramada Midoobay oo goor dhow soo dhamaatay.
2 daqiiqo Doorasha Kursiga Aan Joogtada Aheyn ee Golaha Ammaanka oo Ka Dhaceysa New York iyo Abaabulka Dowladda Soomaaliya Xubnahan oo mid kamida ay dowladda Soomaaliya u sharraxantahay ayaa lagu dhex dooran doonaa shirka 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo maanta furmaya, waxaana ka qeyb-galaya wefdi culus oo ka socda Soomaaliya.