2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Israel oo 21 Falastiiniyiin ah Ku Dishay Goob Lagu Qeybinayay Gargaar Marinka Gaza Ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah ayaa la dilay ka dib markii ciidamada Israel ay rasaas ku fureen kumannaan qof oo gargaar ku sugayay magaalada Qaza, sida ay sheegeen saraakiisha dowlad, goobta rasaasta ay ka dhacday.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Biden oo Ku Guuleystay Inuu Noqdo Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga Doorashooyinka November 2024 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ku guuleystay in xisbiga Dimuqraadiga u doortaan musharraxa uga qeybgali doonaan doorashada madaxweynaha ee bisha Novermber, halka sidoo kale madaxweynihii hore.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxweyne Erdogan” Aniga ahaan, Tani waa tii iigu Dambeysay Awoodda Sharcigu I siinayo” Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo ka hadlaya doorashada dawladaha hoose ee la qaban doono dabayaaqada bishaan Maarso ayaa shaaca ka qaaday ineysan talada ugu jirin inuu dib isugu sharaxo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar: Israel iyo Xamaas oo Wadaxaajoog U Furmay iyo Mareykanka oo Xabadjoojin Kashaqeynaya Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa dib uga furmay wada-xaajoodyo u dhaxeeya Israa’il iyo Xamaas si loo gaaro xabbad-joojin ka dhaqan gasha magaalada Gaza, loona soo daayana la heystayaasha, sida laga soo xigtay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askari Mareykan ah oo Isku Gubay Bannaanka Saafaaradda Isra’el ee Waashinton DC Askari Amrican ah oo ka tirsanaa ciidanka Milatariga ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray, kadib markii uu isku gubay safaaradda Isra’el irideeda hore ee Mareykanka, sida ay sheegeen booliiska magaalada Washington, DC Isniintii.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Shaaciyay Hirgelinta Xabadjoojin Ka Dhaqangasha Magaalada Gaza Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in xabbad joojin laga sameeyo dagaalka Israa’iil ee Qaza Isniinta soo socota, iyadoo wada xaajoodyada lagu joojinayo colaadda iyo sidii loo sii deyn.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Masar iyo Eritrea oo Wadajir u Sheegay Muhiimadda Ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya Madaxweyneyaasha dalalka Masar iyo Eritrea oo kulan ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa siweyn uga wadahadlay xaaladda gobolka, iga sheegay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo madaxbannaanida iyo midnimada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaahira: Madaxweyneyaasha Eritrea iyo Masar oo ka hadlay arrimo ka mid Ixtiraamidda Qarannimada Soomalaiya Madaxweynaha Eritrea Isaiah Afewerki ayaa sabtidii booqasho rasmi oo 3 maalin ah ku gaaray caasimadda Masar ee Qaahira kadib casuumaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ka Shaqeynaya Heshiis iyo Xabadjoojin Ka Hirgasha Marinka Gaza Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa talaadada sheegay in hoggaamiyayaasha Xamaas ay ka soo jawaabeen hindisaha sii daynta la haystayaasha, kaasoo hakin doona dagaalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Bin Salman iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo ka hadlay Xaaladda Gaza, Xuutiyiinta iyo Qaar kale oo Gobolka ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa magaalada Riyadh kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman, waxaana ay kawadahadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan.