Xukuumadda Itoobiya oo Guulo Ka Sheegatay Dalgaalka Gobolka Tigray Dowladda Itoobiya ayaa guulo waxaa ay ka sheegatay dagaalka gobolka Waqooyiga dalkaas, waxaana ay durgayaan magaaliyin gobolka waxaa xoogaga u daacad ah maamulka gobolkaas ee TPLF, ka qabsadeen magaalada Adigrat. Maamulka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ururka Midowga Africa oo Magacaabay Ergo Xalisa Colaadda Itoobiya Ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya in xal waara laga gaaro xiisadda ka taagan Waqooyiga wadanka Itoobiya gobolka ku yaalla, halkaas oo ay isku hayaan dowladda federaalka ah iyo ururka…
2 daqiiqo Natiijada Doorashadii Hirshabelle iyo Hirgelinta Geedi-socodka Doorashada Qaran Saaxiibbada beesha caalamka ee Soomaaliya (eeg liistada hoose) waxay si dhow ula socdeen dhisiddii golaha baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, doorashadii madaxweynaha ee dhowaan ka dhacday Dowlad Goboleedka iyo…
1 daqiiqo Dowladda Jabuuti oo War Kasoo Saartay Colaadda Itoobiya Dowlada Jabuuti ayaa war qoraal ah waxaa ay ka soo saartay colaadda ka taagan dalka Itoobiya, waxaana ay noqotay wadankii ugu horeeyay ee IGAD oo ka hadashay dalaaglka dalkaasi ka…
1 daqiiqo Wasiirkii Arrimaha Dibadda Syria oo Geeriyooday Waxaa maanta oo Isniin ah gudaha magaalada Dimishiq ee dalka Siiriya ku geeriyooday wasiirkii arrimaha dibadda iyo Qurbajoogta Waliid Al-Mucallim, ahaana Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi Wakaaladda Wararka Syria ee “SANA”…
1 daqiiqo Dowladda Qaatar iyo Qaramada Midoobay oo Kawada Hadalay Soomaaliya Ergayga Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya James Swan oo ku sugan wadanka Qatar ayaa halkaas waxaa uu kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowaldda Qatar. Wasiirka arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Joe Biden oo Noqday Madaxweynihii 46-aad Ee Mareykanka CNN ayaa goordhow shaacisay in Joe Biden uu noqonayo madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka kadib markii uu ka guuleystay Trump. Ninkan guuleystay ee Demoqoraadiga ah ayaa dhammaadkan bishan noqon doona 78,…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Rooble “Waa In Xilalka Aad La Wareegtaan Si Looga Faa’iideysto Waqtiga Haray” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee maanta la dhaariyay. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray…
1 daqiiqo Sii Hayaha Ra’iisul Wasaraha Oo La Shiray Wakiillada Beesha Caalamka Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho. Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro…
1 daqiiqo Dowladda Oo Shacabka Iyo Ganacstada Soomaaliyeed Ugu Baaqday In Loo Gurmado Shacabka iyo Dowladda Suudaan Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara…