1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah Ku Ridday Nin Hooyadii Ku Dilay Kismaayo Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8aad ee sannadkaan Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 11-kii bishii 6-aad Magaaladaas ku dilay hooyadiis lagu magacaabi jiray Xaliimo Maxamed Cumar.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgallo Ka Bilaabay Bariga Galgaduud Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo xoogan ka billaabay degaanka Burujeed oo hoostaga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib weerarkii qaraxyada ku billaawday oo shalay.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Dalka Morocco Kaga Qeybgalay Shirka IMF iyo Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa uga qeybgalay magaalada Marrakesh ee dalka Morocco shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Xarig Jaray Waddooyin Laga Hirgeliyay Caasimadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu Magacdaray Madaxweynihii Hore .
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya oo Kulamo Mirodhal Noqday Ku Qaatay Dalka Marocco Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco ayaa kulamo gaar ah gaar ah la qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey’ado caalami ah.
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Janaayo 2024 Xaalka Siyaasadeed ee Maamulka Puntland Sidee u Ekaan? Madaxweynaha maamulka Puntland ee muddo xileedkiisa Dastuuriga ah uu ku egyahay 08 Jan 2024 ayaa hadal jeedin ka sameeyay xaalka Puntland.xilli ay taagan tahay ismarin waa siyaasadeed oo ka dhashay arrimaha doorashada.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Kamid Sawirrada Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Xusaya 14-Ka October Waa qaar kamid ah dhallinta caasimadda, kuwaas oo 6 sano kadib isugu soo baxay isgoyska Soobe si ay u muujiyaan dareenkooda ku aadan xusuusta wixii halkaas ka dhacay 14-kii October.
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maanta waa 14-ka October 2023, Xusuus Ku Nool Quluubta Soomaalida oo Tirmi Doonin Waa sanad guuradii -7aad ee qaraxii Zoobe, kadib markii maanta oo kale 14-ka October 2017kii uu qarax ahaa kii ugu weynaa ee Soomaaliya iyo Afrikaba ka dhacay isgoyskaasi oo ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidan Gorgor iyo Kuwa Deegaanka ah oo Dib Ugu Laabtay Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo amababaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyaha KMG SSC oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Xarunta Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo Aqalka Dowladda Hoose ee kulan Soo dhaweyn ah u sameeyay Hogaamiyaha Maamulka KMG ee SSC Khaatumo.