1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka oo Kormeeray Taliska Booliiska Ilaalada Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar, asigoona halkaasi salaan sharaf kaga qaatay Cutubyo kala gedisan.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug iyo Mas’uuliyiin Kale oo Lagu Soo Dhoweeyay Bacaadweyne Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulkaadir Maxamed Nuur iyo xubno kale ayaa gaaray magaalada Bacaadweyne.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowraha Qaranka oo Ku Baaqay in Dib Loogu Soo Celiyo Gaadiidka Dowladda Xafiiska Hanti-dhowrka qarana ayaa ugu baaqay shaqsiyaadka ay gacanta ugu jiraan gaadiidka ay leedahay dowladda in ay dib ugu soo celiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan, waxaana lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiska Hanti-showrka.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Booqday Ciidanka Ku Tababaranaya Dalka Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Dowladda Uganda Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda Uganda ee Dhanka Isdhexgalka Gobolka John Mulimba.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Soomaaliya Ee Finland Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya Soomaaliya, Pirkka Tapiola.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Ammaanka Koonfur Galbeed oo Lagu Qabtay Degmada Baydhabo Taliyaha ciidanka Booliska maamul goboleedka Koonfur Galbeed G/ Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa shir gudoomiyay kulanka dar-dargelinta amniga Koofur Galbeed oo lagu qabtay magaalada Baydhabo .
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Janaale ayaa howlgal qorsheysan xalay ka fuliyeen waxaa ay ku sheegeen in deegaanka Garilow hoos yimaada degmada in lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab sidoo kalena looga furtay saanad ciidan.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Dagaalka Al-shabaab oo Ka Dhacay Deegaanka Lambar Konton Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa ATMIS ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlay dhameystirka dagaalka Al-shabaab oo lagu qabtay degaanka Lambar-Konton ee Gobolka Shabeellada Hoose.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Madaxweyne Qoorqoor oo Kormeeray Xerada Harqaboobe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa degmada Guriceel ku kormeeray cutubyo ka tirsan guutada 27-aad.