Hey’adda NISA oo Faahfaahin Ka Bixisay Xarigga Sufyaan Shiikh Axmed(Taakeeye) Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigtay nin lagu magacaabo Sufyaan Sheekh Axmed, oo ku magic dheer{Taakeeye }. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Addis Ababa uga Qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka 18-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative).
2 daqiiqo Diyaaradaha Maraykanka oo Howlgallo Duqeyn ah Ka Fuliyay Jubbada Dhexe Wararka naga soo gaarayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegay in habeenimadii xalay Duqeymo laga fuliyey degmada Bu’aale.
1 daqiiqo Madaxweyne Laftagreen oo Safar Ku Gaaray Dhuusamareeb iyo Kulamo Ka Socda Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
1 daqiiqo Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Labada Heer oo Ka Furmaya Baydhaba Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo.
2 daqiiqo Dowladda Sucuudiga oo Soomaaliya Ka Taageereysa Hormarinta Waxbarashada Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Hiddaha iyo dhaqanka Amiir Bandar bin Cabdulcasiis.
2 daqiiqo Soomaalidu: Sidee Uga Badbaadi Kartaa Uguna Diyaar Garoobi Kartaa Duufaanta El Niño? Hay’adaha caalamiga ah iyo qaarka mid dawladaha Geeskuba waxa ay ka digayaan isbeddel cimileed oo khatartiisu baahi karto, oo ay ka mid tahay duufaanta El Niño.
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Qeybgalay Janaasada Marxuum Cali Ugaas Cabdulle Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay weheliyaan guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ka qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Ugaas Cabdulle.
2 daqiiqo Isbaheysi Beelo oo Ka Dhan ah Al-shabaab oo Looga Dhawaaqay Galgaduud, Kadib Mudug Xilli abaabulka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab uu marayo heer gabagabo ah, ciidankuna ay qorshenayaan in ay qaadaan duulaanno kale duwan ayaa waxaa soo baxaya isbaheysiga ay beelaha yeelanayaan si ay isaga garabsadaan dagaalka Al-shabaab.
1 daqiiqo Taliska Xoogga Dalka oo Kormeeray Deegaanka Biyo Cadde Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare Dayax Cabdi Cabddulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa gaaray deeeganka Biyacadde ee gobalka Shabeelaha Dhexe