1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Culimada Soomaaliyeed Waxaa taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed booqdey qaar kamid ah Culimada Soomaliyeed, Kuwaas oo Bogaadiyey Shaqadii Booliiska Soomaaliyeed ay Ka qabteen dadkii anshax-xumada Ka waday baraha bulshada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha oo Dhoolatus Milatari Ka Sameeyay Badda Taiwan Sida ay baahisay warbaahinta CCTV7 oo ah kanaalka rasmiga ah ee telefishanka Shiinaha u qaabilsan wararka militariga ciidamada Shiinaha ay si guul ah u soo gabagabeeyeen dhoolatuska ballaaran oo ay ka wadeen agagaarka badda Taiwan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Chile oo Xabsiga Dhigtay Rag Lagu Eedeeyay Ku Luglahaanshiyaha Dab Dhimasho Sababay Dowladda Chile ayaa xirtay kamid ah kooxda dab-damiska iyo sarkaal ka tirsan waaxda kaymaha, iyagoo looga shakiyay inay bilaabeen dab ay ku dhinteen 137 qof oo ka kacay magaalada loo dalxiis tago ee Vina del Mar bishii February.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Markabka Mareykanka ee Soo Gaaray Galbeedka Afrika iyo Walaaca Saameynta Ruushka? Mareykanka ayaa markabkii ugu weynaa oo dagaal u soo diray Afrika si ay u kaabaan taliskiisa Africom, inta uusan la kulmin xasarodo amni, xilli uu gaaray qeybo kamid ah Galbeedka Afrika, Markabka USS Hershel “Woody.
1 daqiiqo Sheeko:War Shirkado ay Kamid Tahay Facebook oo Lagu Soo Eedeeyay Dacwado Dil ah Saddex shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay ayaa wajahaya dacwado dil oo ku saabsan ku luglahaanta toogasho sanadkii 2022 ka dhacay dugsi ku yaalla magaalada Uvalde ee gobolka Texas.
2 daqiiqo Sheeko:War Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ee Xeebaha Soomaaliya oo Markab kasoo furtay koox Burcad Badeed looga shakiyay Hawlgalka ATALANTA, oo ah ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda, ayaa ku guuleystay in markabka M/V BASILISK ee ka babanayay calanka Liberia laga sii daayay rag looga shakiyay burcad badeednimo.
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Gobolka Banaadir oo Xiray Askari Ku Eedeysan Kicin Bulsho Ciidanka Booliiska gobalka Banaadir gaar ahaan saldhigga Booliiska degmada Deyniile ayaa maanta soo xiray eedeysane Cadaawe Cabdi Cali (Cadaawe Jiib), arrintaan hore loogu qabtay shakhsiyaad dhowr ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Mareykanka oo dalalka bariga Afrika ka dalbaday in ciidamo ay u diraan Haiti Madaxweyne Biden ayaa soo jeediyay Khamiistii in go’aanka ah in Kenya ay hogaamiso howlgalka ammaanka ee Haiti, iyada oo aysan jirin ciidamo ka socda Mareykanka oo ku sugan gudaha Haiti, si ay uga qeybqaataan nabad kusoo dabaalidda dalkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu Yaraan 14 Qof oo Geeriyootay Dab Ka Kacay Dalka Vietnam Ugu yaraan 14 qof ayaa ku naf waayay, qaar kalena way ku dhaawacmeen dab xooggan oo ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla caasimadda dalka Vietnam ee Hanoi sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dood Ku Saabsan Nidaamka Difaaca Hawada oo Ka Dhex Bilaabatay Dalalka Yurub Poland iyo Giriiga , ayaa si wadajir ah warqad ugu diray Golaha Midowga Yurub, iyagoo u sheegaya inay u baahanyihiin nidaamka difaaca hawada.