2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo soo gebagabeysay hawshii Xafiiska Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay Muqdisho, Soomaaliya — 17 Sebteembar 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay hawshii Xafiiska Arrimaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, kaas oo hoos imaanayay…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo ka shiray amniga, fatahaadaha iyo adeegyada bulshada Baydhabo, 17 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga, maamulka, fatahaadaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Safaaradda Mareykanka oo ka digtay khataro ka jira Doolo Zone ee Itoobiya Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa soo saartay digniin amni oo ku saabsan Doolo Zone (Dollo Zone) ee ka tirsan Deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo sheegtay inay heshay xog ku saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo shir amni la yeeshay taliyaasha ciidamada Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda amniga iyo xasilloonida deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray amniga magaalada Baydhabo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 3,000 oo Yemeni ah oo qaxooti ah ayaa gaaray xeebaha Jabuuti In ka badan 3,000 oo qaxooti Yemeni ah, oo u badan haween iyo carruur, ayaa gaaray xeebaha waqooyi ee dalka Jabuuti, gaar ahaan nawaaxiga Obock, kadib markii ay ka gudbeen marin-biyoodka Bab al-Mandab iyagoo raadinaya badbaado iyo meel ay uga cararaan xaaladaha adag ee ka jira Yemen
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Somaliland oo mamnuucday heesaha qabiillada loo qaado Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay go’aan agu xaddidayo heesaha qabiillada lagu ammaano, iyadoo fannaaniinta lagu wargeliyay in aan loo oggolaan doonin inay qaadaan heeso si gaar ah loogu sameeyo ama loogu qaado qabiillo.
2 daqiiqo Sheeko:War Machadka Hudsan oo sheegay in Soomaaliland ay ku guuldarraysatay inay dunida la wadaagto sababo lagu aqoonsan karo Khabiir sare oo ka tirsan machadka cilmi-baarista siyaasadda ee Hudson Institute, Joshua Meservey, ayaa sheegay in Somaliland aysan si joogto ah u soo bandhigin dood cad oo sharxaysa sababta ay ugu baahan tahay aqoonsi caalami ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Midowga Afrika Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta La-dagaallanka Argagixisada Xafiiska La-taliyaha Amniga Qaranka iyo Xarunta Midowga Afrika ee Cilmi-baarista iyo La-dagaallanka Argagixisada—ACSRT—ayaa Muqdisho ku soo gabagabeeyey wada-tashiyo socday laba maalmood.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo kordhiyay xayiraadda fiisaha madaxda Falastiin Dowladda Mareykanka ayaa muddo kordhisay cunaqabateynta dhanka fiisaha ah ee lagu soo rogay mas’uuliyiinta Maamulka Falastiin (PA) iyo xubno ka tirsan Ururka Xoreynta Falastiin (PLO), taas oo ka hor istaageysa qaar ka mid ah madaxda Falastiin inay u safraan magaalada New York xilli uu soo dhowaanayo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Sheeko:War IGAD Oo Ka Digtay Cunno-Yari Saameysay 49 Milyan Warbixin ay soo saartay IGAD ayaa sheegtay in ku dhowaad 49 milyan oo qof oo ku nool Bariga Afrika ay wajahayaan cunno-yari ba’an.