2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Warbaahinta reer galbeedka oo si weyn u hadal-haysa dalxiiska Soomaaliya Warbaahinta dunida, gaar ahaan mid reer galbeedka ayaa si weyn u hadal-haysa dalxiiska Soomaaliya, ayadoo sheegaysa in dalku uu soo hagaagayo markii la eego dhinaca kaabeyaasha dalxiiska iyo soo jiidashada booqdeyaasha shisheeye.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsoore Cumar Abdulkadir Artan oo ku guulaystay abaalmarinta Garsooraha Ugu Fiican Afrika, haddaba maxaan ka ognahay halgankiisa kubbadda cagta ? Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalamiga ah, Cumar Cabdulqaadir Artan, ayaa ku guuleystay abaalmarinta Garsooraha Ugu Fiican Qaaradda Afrika 2025, taas oo uu sannadkan si rasmi ah u guddoonsiiyay Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF).
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo war ka soo saartay duqeymo saacadihii la soo dhaafay laga fuliyay buuraleyda calmiskaad Duqeymo culus ayaa goordhow lagu bartilmaameedsaday kooxo hubeysan oo ku sugnaa deegaanka Ceelka Maragade ee Togga Baallade, sida uu xaqiijiyay Taliska Howlgalka Puntland.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaasha baarlamaannaad Soomaaliya iyo Kenya? Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan magaalada Nairobi, caasimadda Kenya, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Kenya, Moses M. Wetang’ula.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo hal shardi ku xiray inuu xariir la yeesho Israa’iil iyo Mareykanka oo dalkaas ka iibiya diyaaradaha dagaalka ee ugu casrisan Madaxweynaha dowlad Mareykanka Donald Trump ayaa saacado ka hor aqalka cad ee dalkaas looga arrimiyo soo dhawayntii ugu sarreysay ugu sameeyay dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS oo war ka soo saartay howlgal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaannada Galmudug iyo KGS Ciidamada Macaawisleyda ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa xalay fuliyay howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, kaasi oo si toos ah loogu beegsaday maleeshiyaad hubeysan oo ku dhuumaaleysanayay tuulada Dumaaye ee gobolka Mudug, sida lagu sheegay war-saxaafadeed at dowladda Soomaaliya soo saartay.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Muxuu yahay tuugga layaabka leh ee ay warbaahinta Pakistan hadal-haysaahi ? Dhacdo la yaab leh oo ka dhacday dalka Pakistan ayaa si weyn u qabsatay warbaahinta ka dib markii tuug dhacayay goob ganacsi uu isku beddelay qofkii ugu naxariista badnaa.
3 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dalxiisayaasha caalamiga ah ee Soomaaliya soo booqanaya oo si weyn u kordhay sanadihii la soo dhaafay Soomaaliya, oo muddo dheer dunida kaga caan ahayd colaadaha sokeeye, burcad-badeednimada iyo xaaladaha amni oo aan degganayn, ayaa sanadihii u dambeeyay galashay isbeddel tartiib tartiib ah oo dhanka dalxiiska ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 50 qof oo ku dhintay shil ka dhacay jidka isku xira magaalooyinka Barakaysan ee Makka iyo Madiina Ugu yaraan 42 qof oo gudashada Cumra u socday ayaa geeriyooday, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kadib shil gaari oo naxdin leh oo ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka barakaysan ee Makka iyo Madiina.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisad dublumaasiyadeed oo ka dhex taagan dalalka Shiinaha iyo Japan Xiisadda badda ee u dhaxaysa Shiinaha iyo Japan ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib markii Ilaalada Xeebaha Shiinaha ay ku dhawaaqeen in markab dagaal oo ay leeyihiin uu si rasmi ah u dhex maray biyaha ku xeeran jasiiradaha Senkaku, kuwaas oo ay Japan maamusho, balse Shiinuhu sheegto lahaanshahooda.